Moderator: Moderators

Waa run qaar xildhibaano ah ayaa doonayey in la laaluusho. Markii la laaluushi waayey ayay dadkii local ahaa ku yidhaahdeen shirkadaa meesha loo xidhayaayee ka kacaay. Nowadays propaganda is employed on the highest scale.
Le justicier

Meeshu ilaa waagii ingriiska waxay ahayd seere. EU provided funding for two water dams iyo seerihii dib loo xidho.Oo shirkadu maxay ka qabanaysaa meesha?

Shirkad maaha, waa seere public ah oo lamida seeraha Aroori. Kuwa seeraha diidan ayaa banks qaybo kamida ootay, waxba kuma beertaan ee cayskaw dadka ka iibiyaan xiligaas jiilaalka. Qorshaha dawladu waa in banka oo dhan la seereeyo xiliga jiilaalkana xoolaha shacabka loo furo.Xukuumadani maalin ba tay keentaa tii kale ka daran imikay usoo jeesteen bankii qool-caday.
Markay banka u xidho shirakado gaar ah xagee bay dadkii deegaanka ahaa iyo xoolohooda ku wadaan.
Bal caqli xumaanta meesha ka socota eega, dad dhulkii ay xoolahoodu daaqayen dad gaar ah la siinayo
Tani Socon maaysee tulkale doonta.
Shirkado la doonayo in xoolahoodu ku naaxsadan banka qool-caday xoolahii deegaankana ka guura la yidhi cajiiiiiib

Waxaas waxa sameeyey afar qofoo dano gaara leh, ciidagale weyne oo dhan baa taageeray mashrruca seeraha ee ay dawladu ka wado qool caday, waanu fulayaa haday Kun Ku dhimanayso . Police Ku wuxu u tudhay masaakiintaas lasoo adeegsaday, haduusan tudhaale jirin mayd badan bay xanbaarsan lahaayeen Horumar diidku.

Shirkad maaha, waa seere public ah oo lamida seeraha Aroori. Kuwa seeraha diidan ayaa banks qaybo kamida ootay, waxba kuma beertaan ee cayskaw dadka ka iibiyaan xiligaas jiilaalka. Qorshaha dawladu waa in banka oo dhan la seereeyo xiliga jiilaalkana xoolaha shacabka loo furo.Xukuumadani maalin ba tay keentaa tii kale ka daran imikay usoo jeesteen bankii qool-caday.
Markay banka u xidho shirakado gaar ah xagee bay dadkii deegaanka ahaa iyo xoolohooda ku wadaan.
Bal caqli xumaanta meesha ka socota eega, dad dhulkii ay xoolahoodu daaqayen dad gaar ah la siinayo
Tani Socon maaysee tulkale doonta.
Shirkado la doonayo in xoolahoodu ku naaxsadan banka qool-caday xoolahii deegaankana ka guura la yidhi cajiiiiiib
'Meeshu ilaa waagii ingriiska waxay ahayd seere. EU provided funding for two water dams iyo seerihii dib loo xidho.Oo shirkadu maxay ka qabanaysaa meesha?

I agree with you that the government is lacking basic communication Skills. They should have engaged with local leaders early as possible.'Meeshu ilaa waagii ingriiska waxay ahayd seere. EU provided funding for two water dams iyo seerihii dib loo xidho.Oo shirkadu maxay ka qabanaysaa meesha?
In general Ciidagale community is skeptical of initiatives undertaken in their lands, the government should have invested a bit in press and communique. Only after local leaders got involved it was sorted out. Waxay ingiiriska samayn jiraan waagi hore iyo waxaas oo kale ma soconayso adeer LJbut now everyone supports the plan, just needed a heads up first
![]()
Qool Caday plains also known as banka Qol Caday is right north of Salahley plains.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests