Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland

Postby AwRastaale » Sat Apr 30, 2016 5:02 am

Guys it looks promising if they can achieve it and make few minor changes to the design.

Looks like Burao is stepping up. Burao is the industrial city and conservatism :lol: :lol:

:clap: :clap: I'm coming back boys...the return of the Isaxaaq and Hangool is coming along dee. We went to the ends of the west and south and now it's time to go east perhaps.

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland

Postby KyrieJama » Sun May 01, 2016 4:45 pm

Mashallah Burco :clap:

Hangool maxa ka khaldan? Waslawi waa nin akhyaar ah :up:

User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland

Postby Strategic » Sun May 01, 2016 6:28 pm

I am afraid,this will be another of those unfinished projects,update me when the project completes.

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8695
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland

Postby JSL3000 » Mon May 02, 2016 12:49 pm

Mother of all malls in Somaliland/Somalia - Now being built in Burco :stylin: can't wait to shop from this grand mall in shaa allaah.

lol so you are quick to celebrate dusty burco fantasy proclaimed malls in that dying tuulo while you hate on achievements done by HRG clans, only one thing is worse than a qabilist, and that is a closet qabilist like you nacalaa aabahaa iyo cugdaada was fokin pretentious boodhweyne.
Dhilladii ku xaartay was, when you saw me hating Hargeisa and clans? Kan ma majarafad baa la isaga soo qabtay maba aqaan manta kahorna maan arag. I love Hargeisaand it's people, it's my capital waar kan dhiladu xaartay muxuu ahaa, takale wakigayba isaaq iyo qabiiladooda maba kala qaado kan muxuu ahaa. focking saqajaan.
Bro hangool is dumb as a rock. :lol: :dead:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland

Postby kaliil » Mon May 02, 2016 4:05 pm

Kingwaslawi qabiiliste maaha.dadka Halkan soo gala kuwa kuwa ugu macquulsan ayuu ka midyahay.haduu magaaladiisa jecelyahay oo xayaysiinayo maxaa loogu diidayaa.

Salaam alaikum inaader Kaliil, waar qofkan iga wala manta kahorba ma arag, isna qabiilayste ayuu igu sheegayaa, 7 years Ayaan somalinet member ka ahaa waligay qabiil iyo qabyaalad toona la iguma arag, wax aan ka necebahayba ma jirto. walahi wuxuu u jeedaba inaan fahmayn markii hore, HRG maxay ahayd baan lahaa.

Wcs inader. Niyow waxan u malaynayaa hangool qof kale ayuu kugu khaldayaa.anigu runtii weli kumaan arag adigoo reeero caayaya ilaa 2003 somalinet waan soo gelayayna.xiitaa beryihii hy iyo hj meesha isku caayi jireen adigoo caytamaya kumaan arag.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland

Postby KingWaslawi » Mon May 02, 2016 4:57 pm

Kaliil Inaadeer waa runtaa waligay ma caayin qabiil iskaba daa inaan qabiil caayee xataa haddii qabiilhayga la caayo waan qoslaa umana jawaabo. Inaadeer wax aan ka faaidayo ayaaban garanatbba qabiil aan caayo qabiil walba dad wacan iyo mid xunva way leeyihiin inaad qabiil dhab qof iyo laba maangaaba u caydaana waa wax laga wacan yahay, shakhaiyana qof aan wanaag-sanayn karaamadaada looma lumiyo.

Intaan halkan ku jiray qabiil kayga iyo kuwa kaleba iyadoo la caayayo waan markaa mid masoo dhex galo, markaan ugu dhawahay waa markaan dhaho adeer ha is karaamadaada seejininee inaga dhima cayda.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland

Postby KingWaslawi » Tue May 03, 2016 8:25 am

Mashallah Burco :clap:

Hangool maxa ka khaldan? Waslawi waa nin akhyaar ah :up:

Garaad abti mahadsanid.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland

Postby kaliil » Thu May 12, 2016 5:47 am

Kingwaslawi Burco laba jeer uun baan booqasho ku tegey (2006 iyo 2012) waana magaalo fiican oo waan ka helay.Hargeisa way ka wadooyin fiicantahay,way ka biyo badantahay,waanay ka maceeshad jabantahay.dhul iyo guryoba waan ka iibsan lahaa hadii wado fiican oo hargeysa iyo burco isku xidhaa jiri lahayd si hadii matkaan hargeysa wax iga markiiba u tegi karo.2012 burco sadan ugu tegey nin gabadhayda walaasheed qaba. Magaalada iiga waran baan ku idhi.wuxu yidhi burco dadkeedii baa hagraday.ninkii xoogaa lacaga yeeshaaba hargeysa ayuu u guuraa oo magaaladooda dhisanmaayaan ayuu yidhi.meesha waxbarasho kuma haysano oo caafimaad kuma haysano ayuu yidhi.hadii xanuusano oo dhakhtar u baahano hargeysa ama Boorame ayaanu tagnaa ayuu yidhi.gabadhiisa ayaa markaa Boorame kasoo noqotay oo qanjidhada qaliin lagagasoo sameeyey inta burco waxba loogu qaban kariwaayay.ninki bilowgii 2014 ayuu Hargeysa usoo guuray waxyar kadibna wuu xanuusaday oo kaadidaa ku dhegtey oo wuu sakaraaday hargeysana lagu daweeyey oo wuu bogsaday.summerkii 2014 baan fasax hargeysa u tegey oo ninkii gurigiisa kusoo booqday oo ku idhi hargeysa ka waran waadigan usoo guuraye.wuxu yidhi waar meesha ilaahay baa iga keenay hadaan ku xanuusan lahaa waan ku dhiman lahaa oo xanuunkaygii waxba lagagama qaban kareen burco :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 13 guests