Postby Timiro1999 » Sat May 21, 2016 8:52 am
Sooraan horta halkaa iska dhig waa nin majaajilayste ah isaga shaqadiisa ayaa ah inuu dadka ka qosliyo.
Cabdi waa jajaban caadi ah oo iska dhigaya nin dhaqan iyo diin leh.
Wajigiisad ka garataa inuu waayelka jaqafsada yahay, waar dadka ka aamus uskag yahow.