12 October 1954, was the Somali Republic's flag day. Supposedly a Kuumbo by the name of Maxamed Cawaale Liibaan have designed the Somali flag at that day. But is it true?
Moderator: Moderators



You can see how he described it as sky blue with white star.Qoloba calankeedu,
Waa cayn oo,
Innaga keenu waa,
Cirka oo kale ee,
Oo aan caadna lahayn,
Ee caashaqa ee.
Xidig yahay caddi waa aad,
Noo ciidamisee,
Carrada keligaa,
Adaa u curad ee,
Cadceedda sideeda,
Caan noqo ee.
Sidii culaygii,
Ciiddaad marisee,
Alloow ha ku celin,
Alloow ha ku celin.




calankiyo waxad ka sheekaynaysaa waa maxay, anagu hal maandeeq la yidhaahdaan wadanay tiina waxay daaqdo markay wanlaweyn ka wayday waataan futada xabbad kala dhacay ina siyaad. Dawladnimadayadu xiniinyahaygay Ku jirtaa.
That picture was taken 12 oktober 1954. that day was the day the blue flag was rised in mogadishu.. The interim goverment lead by prime minister Abdulaahi ciise was leading the country. and yes Koonfurian flag(the blue flag) was rised hargeysa 26 june 1960 the birth of somali republic.. waqooyilanders had nothing to do whit liberation and unification of somalia or Somali republic.. SYL was the father of unification and it was koonfurian invention..
qaldaaamiins argue that they were new nation 26 june 1960. if thats true then why dont you hade your own flag ???... every country which was unified had their own flags.. ZANZANIBAR AND TANGANIKA unified each had their own flag.. south yemen and north yemen each had their own flag.. but north somalia 26 june 1960 hargeysa was rised a flag from mogadishu. the interim flag of Somalia .

looooooooooooooooooooooooooool Abgaal baa siyad bare riday, waa wax lagu qoslo oo Abgaal ma ayagaaba ogalaaba dagaalka?? Afweyne ayay u wada shaqayn jireen, xataa USC ciidankooda Dir ta koonfureed iyo Xawaadle baa kaga badnaa Abgaal.siyaad bare AUN anigaa riday.. adiga xarshin harta sheekh ayaad qaxooti ku aheeyd . xitaa siyaad bare oo dhacay 26 janaayo 1991. hargeysa burco berbera waad qabsan waysay.. 3 maalmood ka dib markii uu qabiil waliba magaaladisii ku laabtay ayaad hargeysa burco berbera tagtay.. ha ku faanin siyaad bare laad ku dhuftay.. siyaad bare waa ku eryaday..


Markay SNM may 88 kii burco iyo Hargeisa seefta la dhex qaadaysay faqash ta adigu dameer kaaga futadiisa aayaad jawaan dabo siday Si aad u fuliso amarkii ahaa inaanu dameerka abgaal dariiqyada Ku xaari Karin. There was no other rebels any where else the Somali republic. SNM was the mastermind behind USC creation. It's true without caydiid we could not easily defeat afweyne in the north. That's whole reason we recruited Hawiye .siyaad bare AUN anigaa riday.. adiga xarshin harta sheekh ayaad qaxooti ku aheeyd . xitaa siyaad bare oo dhacay 26 janaayo 1991. hargeysa burco berbera waad qabsan waysay.. 3 maalmood ka dib markii uu qabiil waliba magaaladisii ku laabtay ayaad hargeysa burco berbera tagtay.. ha ku faanin siyaad bare laad ku dhuftay.. siyaad bare waa ku eryaday..





Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 4 guests