Moderator: Moderators
Any excuse to throw in his favourite topicMay GabayXoog baa Yemen joogay Gurrase iyo Rabina Gal Duur.
Arinta dambe waxa filayaa labadaas nin baa ka hor yimi, dagaalkii jigjigana daraawiish jigjiga kamay dagaalamin Hara Diigeed bay fadhiyeen hubkiina waa diideen inay ogaden wax ka Siobhan, Marino noocaas ah ayaa isu biiray iyo dilkii aw Cabaas iyo shirqoolo.
Guuleed gaboobe ma maqal see niman fara badan oo makaahiil ah oo gabdhu u Guuleed Xaaji dhalay dhaleen baa buux ah oo joogi jiray burco.
Si bay isugu xidhnaayeen qolyahan basically xwaadle iyo reer sugulle, dagaaladii daraawiishta ba xawaadle waxay la soo dageen reer caynaashe, niman Bah Geri ah uh wato Khaliif ayaa ba xwaadle galay may 1920 ok hy badan laayey taas baa sababtay duulaankii Hagoogane.
good throughly explained is Gaashaamo part of Jarar or Doollo and why they didnt make it part of Qoraxay?balwaraama Ceel Baxay, Moholin, Alabta, Wadhane are all Reer Sugule and Baha Ismaaciil (Siciid85's people), I also know
Gorgor is settled by Reer Cawl, Ali Jamac by Musa Carre. Raqda and Cadaada is settled by Gumbuur. Gashaamo city the
headquarters of the district is settled mainly and dominated by Reer Gutaale Caynaanshe. Xalxalis , Isku Dhoon, Daalaco
and Samatar Axmed those areas are settled by the Xirsi Cismaan.
Map of Gashaamo district
hold on I thought xalxalis was in Bari!Xalxalis is very beautiful.
Aniga Kula hadlaya Marsin iyo Ganbise ayaa deganaa in 1994. The town was 100% HY with some Gaadsan here and there. A lot of people relocated from Burco. Then after the civil wars in SL ended, people moved back.hedee idinku Hawd unbaad iska dhahaysaane dhulkan Haro Garduur baa la yidhaahdaa Moholin iyo Ceelbaxayba waa ka mid qayb badan oo ka mid ah waa dhow degaan reer Ugaas Magan bay ahayd waxaa ban umalayn reer Caynaanshe inay Qabridahare beegsanayaan lool. Eegga tolow ma Marsin bay ka tirsanyihiin degmo ahaan?
JSLHISTORIAN,
Thanks for the excellent map. Good to see where my Moholin is located. Also cel Baxay and Raybad dhere are exclusive Gunbuur towns
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 8 guests