Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland Ma lagu khasaaray mise?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
xagal
Posts: 79
Joined: Mon Jun 15, 2015 2:03 pm

Somaliland Ma lagu khasaaray mise?

Postby xagal » Fri Jun 10, 2016 7:02 pm

-
Marka lagu doodayo somaliland way ku qaldantahay goonis isu taga iyo way ku saxantahay, aniga meel kale ayay wax iiga hilaacaan oon ahaynba dhinacaas siyaasiga ah ee dadku ku dawakheen! waxan arkaa kala tag bulsho oo u dhexeeya somaliland iyo somalia, taasoo aan anigu aaminsanahay inaanay diba u midoobi karin labada qolo , ee bal FUN FACTS kaygan yara eega


Jaamacadaha Camuud iyo Hargaysa waxa kasoo baxa isugayn 60 dhakhtar sanadkii oo ku takhasusay General Medicine and Surgery, waxay
qaadataa mudo dhan 7 sanadood inaad qalinjabiso, taas badalkeeda waxa shahaadada aqoonsiga shambada accridataion stamp siisa Jaamacada wayn ee Kings College, 80% dhakhaatiirta magaalada Garoowe waa ardayda kasoo aflaxday jaamaacadahan!

Image

Magaalada sheikh waxa ku yaala jaamacad la yidhaahdo SHeikh Veteranry school, oo lagu barto xanaanada xoolaha,waxa gacanta ku haysa IGAD, shahaadadeedana waxa bixisa European Union, lacagta ku baxday jamacad dhismeheeda waa 1.7 million usd, waxa sharaf ii ahayd in shirkadaydu contract ku guulaysatay !
Image
Image
-
Image
Image
Image

kani waa meat processing lab, isaga iyo female hostelka waxan project gooda bilaabay september 2013 wuxuna dhamaaday june 2014
Image

Image

Image

ardaydii oo qalin jabinaysa !
Image

Ardayda dhamaysata Dugsiga dhexce waxa laga qaaadaa Centralised Exam, top 1% ayaa waxa loo kala qaybiyaa labada iskuul ee ugu waxbarashada wanaagsan wadanka SOS IYO ABAARSO TECH,iskuulKan abaarso tech wuxu ku yaala tuulo 20km u jirta magalada hargaysa,wuxuna ku guulaystay inuu arday dhan 64 u diro maraykanka jaamacadaha ugu qaalisa sida Harvard,MIT, Princeton, Brown University, Georgetown University !, hada ogowoo inamadaas jaamacadaa helaay waxay wax ku bartaa tuulo yar oo la yidhaa abaarso! iskuulkan waxa dhiskiisa ku baxday 4 million oo dolar, waxa loogu tabaraucay Mishiin dabaysha ka dhaliya koronto "wind turbine" noqday ka ugu wayn dhulka somalidu dagto, iskuulkan dhiskiisa waxa iska leh muwaadin kasoo jeeda Somaliland Gaar ahaan gobolka sanaag (isaaq)

inankaa yar waxa la yidhaahdaa cabdisamad wuxu scholarship ka helay Harvard

Image

wiilkana waxa la yidhaahdaa mubarik mohamed, waa agoon lakin nasiib wanaag uwux helay scholarship from MIT wuxuna baranayaa electronic engineering
Image

-Bariga magaalada hargaysa waxa laga hirgaliyay isna Machad agoomaha ah oo dawlada kuwayd ay dhistay ,waxa ku baxday 12 milion usd, isla hadana waxa gaba gabo ku dhaw qayb kale oo habluhu loogu talo galay


- Sanadkii 10,000 oo arday ayaa ka qalinjabisa jaamacadaha wadanka, ardaydaas qaarkod waxay bilaaban masters degree, inta kalena shaqo ayau raadiyaan

- Somaliland waxay leedahay manhaj waxbarasho oo laagu hago ardayda dugsiyada hose dhexe sare iyo jamacadahaba

Ninbaa waxa la yidhi intuu laba inan oo yar yar oo uu dhalay u yeedhay ku yidhi aabo guuleedow maxaan kuu soo iibiyaa suuqaan tagayaaye markaasuu ku yidhi Xanjo buufis, hadana kii kaluu waydiiyay aabo adna maxamedow maxan ku so iibiyaa markaasuu yidhi Gaadhi ii soo ibi abo
odaygii intuu islaantiisi sidaa u eegay ayuu yidhi " qodhaa iyo xeradaa bal labadaa nin maxaa ka dhaxayn kara " hada waakane inankaa cabdisamad ee tuulada yar admissionka ka soo qortay iyo inanka afmadow jooga maxaa ka dhaxayn kara, jawaabtu waa intaad hurudaa la habeen guday.

ugu danbayna mabay ahayn inaynu gorgortan la galo wadan fashilmay 25+ ee waxay ahayd inaynu si cilmiyaysan uga fikirno dhalinyaradaa 10,000 ah ee sanad kasta qalinjabisa sidaynu shaqo ugu abuuri lahayn !

ilaahay ha dhowro somaliland

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Somaliland Ma lagu khasaaray mise?

Postby X.Playa » Fri Jun 10, 2016 8:09 pm

absolutely beautiful, one question though why are the sheep grazing on the front lawn ??

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8695
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Somaliland Ma lagu khasaaray mise?

Postby JSL3000 » Fri Jun 10, 2016 8:17 pm

The people of Somaliland republic always makes me proud.

xagal
Posts: 79
Joined: Mon Jun 15, 2015 2:03 pm

Re: Somaliland Ma lagu khasaaray mise?

Postby xagal » Sat Jun 11, 2016 12:22 am

absolutely beautiful, one question though why are the sheep grazing on the front lawn ??
Jaamacada ayaa adhigan leh oo ardayda ayaa practical ku qaadanaysa, eeg sawirkaa kaleba neef la dooxay bay dul taagan yihiin

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Somaliland Ma lagu khasaaray mise?

Postby MujahidAishah » Sat Jun 11, 2016 12:57 am

How come you never mentioned SOS school in shiekh one of the best schools in country based out in shiekh :up:

Again only the private school get mentioned where are the dowlad schools like farax Omar June M.Ali gacan libaax dowlad schools need to mention and highlighted instead of private school

xagal
Posts: 79
Joined: Mon Jun 15, 2015 2:03 pm

Re: Somaliland Ma lagu khasaaray mise?

Postby xagal » Sat Jun 11, 2016 3:04 am

How come you never mentioned SOS school in shiekh one of the best schools in country based out in shiekh :up:

Again only the private school get mentioned where are the dowlad schools like farax Omar June M.Ali gacan libaax dowlad schools need to mention and highlighted instead of private school
i actually did mention SOS as one of the two prestigious High schools in the country, and for your information SOS is not a private school, the organization that used to fund the school halted the funding in 2014, therefore it is dawlada somaliland's prime responsibility to make sure the school survives, mana rumaysanid the amount of budget directed to the school, since almost all staffs including teachers are foreign nationals! plus the maintenance of the high tech facilities is another burden, but i guess it is worthed, wayo dheh ardayda kasoo baxdaa markiiba waxay noqdaan dad hanaqaada, and ofcourse public schools like gacan libax need to be empowered lakin togwalba taagtii buu rogmadaaa public schoolsku meel walba way iska dayacan yihiin, hadaanu wadanku shuuci ahayn

Somaliland dalkeena :sland:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland Ma lagu khasaaray mise?

Postby SahanGalbeed » Sat Jun 11, 2016 2:24 pm

Kuwan tahribaya saw dad wax soo dhigtay ma'aha ?

1960 -gii markii la isku darsaday reer waqooyiga ayaa ka tacliin badna reer koonfureedka . Maanta marka la isku wada daro degmooyinka , reer waqooyiga ayaa ka tacliin badan reer konfureedka oo 25 sanadood e nabadu jirtay ba ugu wacan.
Qofka school dhiganaya saw nin tacab galay ma'aha ? Tacabkiisa haddanu wax ku helayn , meel kale ayuu ka raadsnaya qofkaasi.
Dadkan soo gala halkan waxay u badanyihin dad aqligoodu 15 jirka aanu dhaafiin oo "essentials needs" kodu dawlad galeed u kaalmayso , oo maalin walba sida kubadda loo ciyaaro qabyaaladu shay waakhtiga la isugu dhaafiyo oo kale ay u noqotay , laakiin Somaliland doesn't have the capacity to fulfill the aspirations of its young graduates , that's OBVIOUS .

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Somaliland Ma lagu khasaaray mise?

Postby X.Playa » Sat Jun 11, 2016 2:41 pm

Tahriib is hip and style and adventure for these kids. These kids have it all in their land , I watched a video of them on inflatable tube in middle of no were , they had Levis , designer shirts , watches and expensive smart phones. these are not poor kids..


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests