Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby JSLHistorian » Sun Jun 19, 2016 7:46 am

June 19, 2016

War Deg Deg Ah: Guutooyin Ciidanka Mulateriga Itoobiya Oo Gaashamo Yimi Iyo Amar Culus Oo Ay Bixiyeen.
Cutubyo ka tirsan ciidamada mulatariga dawlada dhexe itoopiya ayaa galabta soo gaadhay demgmada gaashaamo
ee maamulka kililka shaanaad ee itoobiya isla markaana amar ku bixiyay in aanay ciidanka isku magacaabay
liyuubooliska ee sida tooska ah uga amar qaata madaxweyne. ina illay anay marnaba xeradooda kaba soo bixi
karin ilaa amar danbe

Warkan oo caawa . Warbaahintu Xaqiijisay Ayaa dad shacaba oo warkooda lagu kalsoon yahay oo ku sugan degmada
Duruqsi iyo xaaji saalax ee xuduudka. itoobiya iyo somaliland. dhex mara ay noo xaqiijiyay in Guutooyin ciidanka
mulatariga dawlada dhexe ee dalka itoobiya oo oodahooda wataa soo gaadheen degmada gaashaamo ciidankan oo si
toosa uga soo anbabaxay caasimada dalka itoobiya Addis Abbaba isla markaana ah ciidan xaqiiqo raadin ah oo xaqiijinaya
xasuuqii todobaadkii hore ka dhacay tuulada jaamac dubad ee degaanka gaashaamo ay ka fuliyeen ciidamada liyuu booliska
maamulka kililka shanaad ee sida tooska ah uga amar qaata madaxeyne Ina ILay.

isla markaana ciidankan gaashaamo soo gaadhay ay si toos ah ay ula wareegeen dhamaan amnigii maamulka ee deegaankaasi
gaashaamo amarna ay ku siiyeen ciidanka liyuu boolisku in aanay haba yaraatee xeradooda gaashaamo ka soo bixi karin ilaa
amar danbe.

intaasi ka dib ciidanka mulatariga ah ee galabta soo gaadhay gaashaamo ayaa isla markiiba qayb ka mid ahi gaadheen deegaankii
tulada jaamac dubad ee xasuuqa ay ka fuliyeen ciidanka la magac baxay liyuu booliska maamulka kililka shanaad ee ina ILAY
ka amar qaataaa.

http://salaanmedia.com/?p=131289

User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1566
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby balwarama » Sun Jun 19, 2016 8:01 am

ma adaa war hayaba! Ciidankan LiyuuBooliku Dhagaxbuur iyo Qabridahare gudahooday ku garaacaan ciidanka Xabashida! LiyuuBoolisna iyagu lamay bixinee, Atoobiyaa u bixisay. waana ciidan Kilil walba ka jira

User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby JSLHistorian » Sun Jun 19, 2016 8:03 am

Gashaamo will be turned into a non Liyuu Police zone just like Shinile. They add nothing to the district but strife
and tensions.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5233
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby kaliil » Sun Jun 19, 2016 8:29 am

ma adaa war hayaba! Ciidankan LiyuuBooliku Dhagaxbuur iyo Qabridahare gudahooday ku garaacaan ciidanka Xabashida! LiyuuBoolisna iyagu lamay bixinee, Atoobiyaa u bixisay. waana ciidan Kilil walba ka jira
Ma waxad i leedahay Liyuu police baa ciidamada federalka garaaca :pac:

User avatar
Skyflyguy
Posts: 238
Joined: Thu Apr 07, 2016 5:27 pm

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby Skyflyguy » Sun Jun 19, 2016 9:16 am

Gashaamo will be turned into a non Liyuu Police zone just like Shinile. They add nothing to the district but strife
and tensions.
It's a start. They should also participate in the political process in kililka.
Marwalba inan yar oo Cagdheer ah ma hoos fadhisankaraan nimankaasi.

MayDay777
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1939
Joined: Fri May 06, 2016 1:24 pm

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby MayDay777 » Sun Jun 19, 2016 9:20 am

More sources needed. I have a hard time trusting these Somali sites waa been socota waxa

User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby JSLHistorian » Sun Jun 19, 2016 9:23 am

Salaanmedia is a website owned by Haudians with direct links to Duruqsi, Xaaji Saalax and Gashaamo districts (H-Y Haud), they
have no reason to lie.

User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby JSLHistorian » Sun Jun 19, 2016 9:25 am

Gashaamo will be turned into a non Liyuu Police zone just like Shinile. They add nothing to the district but strife
and tensions.
It's a start. They should also participate in the political process in kililka.
Marwalba inan yar oo Cagdheer ah ma hoos fadhisankaraan nimankaasi.

Yes I agree. Some big changes will come.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5233
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby kaliil » Sun Jun 19, 2016 9:32 am

Habar yoonis ina la laayo oo la xanuujiyo way u fiicantahay si u toosaan.iyagoo ethiopia degen bay is moodayaan inay somaliland degenyihiin oo Burco iyo Hargeysa kusoo yaacaan.habar yoonistii ethiopia waakuwa Hargeysa buuxa e shaqo la'aantu ku hayso halkay ahayd inay ethiopia waxbarasho,shaqo iyo mashruucyo deegaanadooda latu horumariyo ka doontaan.siyaasadii gelimaayaan oo militarigii gelimaayaan markaa hadii intaa garanwaayeen dee waa la maamuli oo la garaaci.dagaalkii 2012 markii laga heshiinayay ciidamo liyuu police lagu bedelo soo qorta baa lagu ilaa imikana waxba may qoran

User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1566
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby balwarama » Sun Jun 19, 2016 9:36 am

ma adaa war hayaba! Ciidankan LiyuuBooliku Dhagaxbuur iyo Qabridahare gudahooday ku garaacaan ciidanka Xabashida! LiyuuBoolisna iyagu lamay bixinee, Atoobiyaa u bixisay. waana ciidan Kilil walba ka jira
Ma waxad i leedahay Liyuu police baa ciidamada federalka garaaca :pac:
maba arki karaan gaar ahaan markay cabsan yihiin Liyupoliceku

User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby JSLHistorian » Sun Jun 19, 2016 9:41 am

Kaliil I agree more focus should be done on the large border areas and the Haud. For example Xaaji Saalax is one of the fastest
growing border towns in Togdheer.

Image

https://www.youtube.com/watch?v=ulEQ7P5vZAM

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5233
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby kaliil » Sun Jun 19, 2016 9:42 am

Balwarama sxb waxaasi waxaan kaa rumaysan karo maaha.Liyuu police iskaba daaye cabdi ilay baan ku dhicin inuu askari federalka ah farta Saaro.Liyuu policena xabashida way jecelyihiin oo waabay ku dhaartaan waanay ka baqaan

User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1566
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby balwarama » Sun Jun 19, 2016 9:47 am

JSL ciidanka Amxaarada armay kuwa Liyuugu dhaamaan! Gaar ahaan xagga dumarka, atleast nimankan waa Soomaali. Tii naag ahaydna, aabaheedna ha dilee askari faraqa way qabsan

User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby JSLHistorian » Sun Jun 19, 2016 9:51 am

balwarama During the earlys 2000s and 90s the Ethiopians had small barracks in Gashaamo town they never ventured out from there
nor did they cause problems to the locals and had no interest in border areas or nearby villages/towns.Kuwan Liyuu Police wayba so
waasheen laakin, they are very unstable possibly due to many drugs in their system.

User avatar
Skyflyguy
Posts: 238
Joined: Thu Apr 07, 2016 5:27 pm

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district

Postby Skyflyguy » Sun Jun 19, 2016 9:53 am

Habar yoonis ina la laayo oo la xanuujiyo way u fiicantahay si u toosaan.iyagoo ethiopia degen bay is moodayaan inay somaliland degenyihiin oo Burco iyo Hargeysa kusoo yaacaan.habar yoonistii ethiopia waakuwa Hargeysa buuxa e shaqo la'aantu ku hayso halkay ahayd inay ethiopia waxbarasho,shaqo iyo mashruucyo deegaanadooda latu horumariyo ka doontaan.siyaasadii gelimaayaan oo militarigii gelimaayaan markaa hadii intaa garanwaayeen dee waa la maamuli oo la garaaci.dagaalkii 2012 markii laga heshiinayay ciidamo liyuu police lagu bedelo soo qorta baa lagu ilaa imikana waxba may qoran
Niyo runta marka la Isu sheego aniga waxay ila tahay caqli xumo in halkaas dad inaga dagan, hadanan ka xishoonaheyn nimankaas reer ceynaashe waxan ula talin lahaa inay guryahood iyo magalooyinkooda xuduudka xabashida ku jira inay ka soo guuraan oo burco dadkooda ay la dagaan.
Laakin community dhan lagu ma odhon karo guryahiina Iska ilooba

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests