Walaalo u gar-gaar ILLAAHAY ha kuu gargaaree, ILLAAHAY SWT wuxuu yidhi isu naxariista aan idiin naxariistee.
Walaahi caloosha iga xanuuntay.
https://youtu.be/cLTqAZaNOMU
Moderator: Moderators

Horta ma ogtahay in ILLAAHAY SWT uu dadkiisa risiqa siiyo, inuu qof ka dhigo taajir midna sabool.Very Unfortunet situation but I doubt she would be in this predicament if she had avoided getting impregnated by broke men. By the way what is it with coldoon and his negative media, ninkan wuxu ka shaqeeya niyad jabka iyo depressionka oo kali ah
Fikir gaalo maaha ee waa fikirka saxda ah hadaanay aheyna dee bal adiguba waad ogolaan laheyd in dhowr nin ay midba 8 caruur ah kaa soo tuuro
Horta ma ogtahay in ILLAAHAY SWT uu dadkiisa risiqa siiyo, inuu qof ka dhigo taajir midna sabool.
Aflagaado has ugu darin miskiinadan, ILLAAHAY baa caruurta siiyey.
ILLAAHAY qofna wax umuu waayin lknse dadkuu isku eegayaa.
Adigu sida gaalada ayaad u fikiraysaa subxaanalaah.

Indr in aynu dambaabno dooni maayo ee xagaa iskaga jooji.Fikir gaalo maaha ee waa fikirka saxda ah hadaanay aheyna dee bal adiguba waad ogolaan laheyd in dhowr nin ay midba 8 caruur ah kaa soo tuuro
Horta ma ogtahay in ILLAAHAY SWT uu dadkiisa risiqa siiyo, inuu qof ka dhigo taajir midna sabool.
Aflagaado has ugu darin miskiinadan, ILLAAHAY baa caruurta siiyey.
ILLAAHAY qofna wax umuu waayin lknse dadkuu isku eegayaa.
Adigu sida gaalada ayaad u fikiraysaa subxaanalaah.
Runtii qof walba ilaahay bu excuse ka dhigan karaa laakin waxaasi ma socon doonta 2016 when there is rubber

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests