Postby JSLHistorian » Thu Jun 30, 2016 9:58 am
Magac-yadda masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta garabka is-bahaysiga KULMIYE.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Md Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Md Xuseen Axmed Caydiid.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Prof Faarax Cilmi Geeddoolle.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Is-kaashiga Caalamigaa Md Maxamed Biixi Yoonis.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guryeynta iyo Gaadiidka Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed.
Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guryeynta iyo Gaadiidka Md Cali Cabdi Saa’diq (Cali-Dheere).
Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda Md Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan.
Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Dib-u-Dajinta Marwo Nimco Xuseen Qowdhan.
Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Deegaanka Md xmed Maxamed Nuur Jibriil.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warsheddaha Md Mowliid Waris Cabdillaahi.
Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle.