Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby theyuusuf143 » Sat Jul 02, 2016 9:41 pm

1. Eyda : bahalaha eydu magaaladan borama yagaa kaga badan riyaha. Weliba sidaas oo ay tahay waxa lay sheegay in dhawr jeer dawlada hoose sumaysay eyda. Waxa kaloo la xaqiiyey in dadkii bahalaha gacmahooda ku sumeeyey ay kulli wada dhinteen. Odayaal aanu marfash wada fadhinay waxay ku doodeen in ingiriisku eyda ku beeray borama, dhalinyarada reer burco ee aan jaarka la ahayna waxay qabaan aragti taas ka duwan oo waxay rumaysanyihiin in magaadan ay tahay baladul amiin, amni ay eeyhuhu ka heleen dadka siiba ciyaalka ayaa keentay in bahaluhu aad ugu tarmaan magaalada.

2. Kaadi lacaga: way adagtahay ama kamaba jirto borama inaad meel aan gurigaaga ahayn ama musqulaha lacagta ahayn aad kaadi isla taagto. Waa markii iigu horaysay intan Somaliland joogay ee aan habeen walba kaadidayda lacag ka bixiyo saacadahaan suuqa joogo. Waad yaabaysaa waxa dad kayuu ugu jira meeshaas, yagoo kara inay gidaarkay doonaan ku qabtaan, maadaama badiba luuqyada magaaladu mugdi yihiin. Maraan la kaftamay ninka meesha haysta waxan u sheegay in haduu burco ka furan lahaa musqulo aaanay cidiba usoo gasheen, oo ninkastaaba dooxa togdheer ama laagta xaarwada ku qaban lahaa for free.

3. Saqajaamada ama bajaj ta: magaaladan way ku yar yihiin baabuurta gaarka loo leeyahay. Bajaj ta ayaaba ka qaalisan baabuurta yar yar ee raaxada. Halkani waa suuqa ugu weyn ee laga gato bajaj ta dalka intiisa kale loo iibgeeyo, waxaana ku yaal geerashyo bajaj ta u gaara oo lagu cillad saaro, markaa waxa suurta gala in bajaj ta burco ku xumaata marka loo waayo cid aftaqaan cilladeeda in halkan dib loogu soo celiyo, maadamay joogaan rag waayo aragnimo dheerada u leh hagaajinta bahasha.

Waxa kaloo aad iisoo jiitay borama, magaca goob qaadka lagu gado oo ay haysato gabadh midab ahan cad ama cas, waxay goobteeda ula baxday ALLAA CADEEYEY, maraan wax ka gadanayaan kula kaftamay, indr anana ALLAA NOO DHIIBEE keen bahalka. Kkk.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby theyuusuf143 » Sat Jul 02, 2016 10:18 pm

Waxyaabaha kale ee isoo jiitay waxa ka mida, inkastoo aanay borama ahayn caasimad weyn, hadana waa caadi halkan, in goobtaad istaagtaba aad kula kulanto dad magaalooyin fogfog u dhashay. Gurigaan hada degenahay afarta dhinac ba waxa kaga qabsan guryo ay ku jiraan dad ka yimi burco, gaalkacyo, bosaso, lasanod iyo bariga sanaag. Kuwa reer Puntland macaal qoyskooda oo dhanbaa meesha la degan. Intaan hargeisa joogay dadka reer burco ee aan kula kulmay waxa ka badan intaan borama kula kulmay suuqa ee aan ahayn inamada jaarkayga. Badi dadkaasi waxay isugu jiraan arday jaamacada faca weyn usoo waxbarasho doontay iyo shaqaale dawladeed siiba police ka.

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby MujahidAishah » Sun Jul 03, 2016 9:47 am

Loolz sxb raaxa ku jiirta there was a time that you had to walk everywhere in borama.. I remember standing at the road waiting for a bus to take me to the suuq until my cousin dragged me and told me this isn't hargeysa waa lug :wtf:

I'm glad your liking boorama :up:

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby theyuusuf143 » Sun Jul 03, 2016 12:02 pm

There is no bus here. I really do like the place, habeenadan danbe qabdho qurxo badan baaba suuqa usoo baxay, mar mar baan is idhaa tolaw intad kuwaa mid iskala degto meesha meherad burcaan ka imi la yidhaahdana ka furo. Balse Waxan ka baqayaa in markay kulmiye ku mudaharadan muraayadaha iga jebiyaan. Kkkk Hotel caana oo qaar habaryonis ahi dhaxal u heleen baa meesha ku yaal, waxa lay sheegay in dhawr jeer taayiro lagu horgubay. Samaronku markay kacaan waa ciise muusahoo kale yagoo gobay gunnimo u xagliyaan.

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8695
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby JSL3000 » Sun Jul 03, 2016 2:04 pm

Theyusuf how long will you be there.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby theyuusuf143 » Sun Jul 03, 2016 5:41 pm

Theyusuf how long will you be there.
atleast one month . I am moving to wajaale or burao after borama, then possibly Lasanod/erigabo and galkacyo. Insha allah i won't come back until i vote for muuse biixi
, i am serious :lol:.

User avatar
kanadiid90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2098
Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby kanadiid90 » Sun Jul 03, 2016 5:48 pm

dee sxb why dont you post pics :)

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8695
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby JSL3000 » Sun Jul 03, 2016 6:33 pm

Theyusuf how long will you be there.
atleast one month . I am moving to wajaale or burao after borama, then possibly Lasanod/erigabo and galkacyo. Insha allah i won't come back until i vote for muuse biixi
, i am serious :lol:.
I'll be in hargeysa after one month insha allah

I cut my ticket last week dc to dubai to hargeysa, somaliland here I come. :mrgreen:

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby theyuusuf143 » Sun Jul 03, 2016 6:48 pm

dee sxb why dont you post pics :)
niyw teach me how to post pics from my phone.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby theyuusuf143 » Sun Jul 03, 2016 6:55 pm

Theyusuf how long will you be there.
atleast one month . I am moving to wajaale or burao after borama, then possibly Lasanod/erigabo and galkacyo. Insha allah i won't come back until i vote for muuse biixi
, i am serious :lol:.
I'll be in hargeysa after one month insha allah

I cut my ticket last week dc to dubai to hargeysa, somaliland here I come. :mrgreen:
thats good never use Ethiopia airlines, if you have the big passport. There is no reason to risk your own freedom while you can take the most luxurious airline ( fly Emirates) with fly dubai straight to the holly hargeisa. And i swear its way cheaper than xabashi airlines if you buy online ticket. One way ticket from London to hargeisa costs between 400 to 500 dollar.

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8695
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby JSL3000 » Sun Jul 03, 2016 7:13 pm

Whoa london is cheap I'm spending about 1300 dollars to get out there but round trip one way is like 1000 dollars.

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8695
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: saddex wax oo borama ku badan, kuna yar gobolada kale.

Postby JSL3000 » Mon Jul 04, 2016 2:40 am

You know me after the first week I'm going berbera and sheikh.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests