Moderator: Moderators


Caymaad is runBaxsad kaas uun bay u jeeday, wuu baxsaday, wuu orday iyo caymaday way isku macno dhaw yihiin baan filayaa.

Coomaade duulaya bay Cadan ka keeneeneCayminta waxan unaqaana bixinta ama badbaadinta. Tusaale waxaan dhahnaa ilaahow icaymi. Ee armay naagtu kawaday ma iyagaa baxsan kara. Bal Yuusuf halkaa dib ugu noqo

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests