Waxaa shir balaadhan isugu yimid madax siyaasiyiin ganacsato kasoo jeeda labada ardaa ee beesha Garxajis waa ciidagale iyo habaryoonise. Taas oo dhinaca habar Yoonis uu hogaaminayay suldaanka guud ee Hy suldaan maxamed xirsi qani, mujahid axmed mire maxamed ganacsade khadar ambasador, siciid sulub, maxed nuur caraale dur , halka dhinaca beesha ciidagale ay horkacayeen mujaahid ismaaciil hure buubaa, boqor raabi, cali san yare, suldaan cade gude, DR cagawayne iyo Dr Hussein xoog, chief caaqil maxamed ismaaciil.
Ajandaha shirka ayaa ku qotomay qabanqaabada shirwayne ay beesha kaga arinsanayso aayaheeda gaar
Ahaana arinta kasoo cusboonaatay hawdka.l, iyo dabcan isxulafaysi siyaasadeed oo ay HY ku damacsamtahay inay taageero kaga helaan walallohod ciidagale, hadaba arinta waxa sida fiinta uga qayliyay suldaanka guud ee beesha sh. Isaxaaq suldaan maxamed cabdiqaadir oo ku tilmaamay mid colaad loogu alalaasayo hawdka.
PS in kasta oo Garxajis aka Ismaciil sh. Isaxaaq yahay mid kamida 8 inan ee shekh isaxaq hadana hadaad magacan maqashaan waa garxajise fahanoo habaryoonis baa wax maagan