Page 1 of 1

Son of former deceased Egal: Our land has been looted in Berbera

Posted: Sun Aug 14, 2016 8:26 pm
by JSLHistorian
Wiil Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Ee geriyoday Marxum Maxamed Ibraahim Cigal Ayaa Sheegay In La Bililiqaystay dhulkii Ay Ku Xabaalayen Aabihii +Awoowgii+Cida Uu Far Ku Fiiqay ...

Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Baaq Cabso Ah U Diray Siyaasiyiinta, Madaxda Dhaqanka Iyo Guud Ahaan Shacbiga Reer Somaliland
Dubai()Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ah wiilka ugu weyn caruurtii uu dhalay Madaxweynihii geeriyooday ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa baaq cabasho ah u soo diray Guud ahaan Shacbiga Somaliland iyo Qarankaba, isagoo ku sugan Dubai. Waxaanu yidhi "Waxan halkan kaga hadlaya maanta dhulkii Awoowgay Xaaji Ibraahim Cigaal ee Berbera, Aabahayna ka dhaxlay ee ay ku xabaalanyihiin labadaa Marxuumba oo la bililiqaystay. Waxan ummadda u sheegayaa in masuuliyiinta Dawlada hoose ee Berbera ay si takrifal ah u bililiqaysteen dhulkaa.


http://karinnews.com/articles/4390/Wiil ... -Ku-Fiiqay

Re: Son of former deceased Egal: Our land has been looted in Berbera

Posted: Sun Aug 14, 2016 11:16 pm
by GabileyPrince
This deal is good for Berbera,Hargeisa and Gabiley region not only because of the upgrading of the port but also the corridor which will up the trade in the region and increase tax revenue.I respect this guys father a lot but this deal is the best thing to happen for Somaliland you lot just need to stop thinking short term!

Re: Son of former deceased Egal: Our land has been looted in Berbera

Posted: Sun Aug 14, 2016 11:29 pm
by JSL3000
This is about grave site not a port.

Re: Son of former deceased Egal: Our land has been looted in Berbera

Posted: Sun Aug 14, 2016 11:33 pm
by GabileyPrince
This is about grave site not a port.
:o did not read article just the title lmao

Re: Son of former deceased Egal: Our land has been looted in Berbera

Posted: Sun Aug 14, 2016 11:48 pm
by JSL3000
This is about grave site not a port.
:o did not read article just the title lmao
:deadrose: