dee anigu gabayadaad doonayso garan maayee maxaan kuusoo dhega dhegeeyaa ? Odaygaan ka dareemo inuu waxad rabtay wax u eeg tirinayo baan WhatsApp ka kuusoo fadhiisinayaa ka download garayso markaa .Dee nimankan aad leeday makhaayadaa ayey ka afuufaan gabayada. Waa haddi aanay ahayn badhaaciskii Hadraawi iyo Gariye ee sidiri gum.





