Axmed Muumin Saeed is a good guy but votes are needed. Only a landheere Makahiil can secure 75-80% of the Awdal votes,
smart move by WADANI. Congrats Maxamed Ali.
Degdeg Shirka Golaha Dhexe Ee WADDANI Oo U Coddeeyey Musharaxa Madaxweyne Xigeenka Ee Maxamed Cali + Tirada U Coddeysay.
Hargeysa(Ramaas) Okt.22, 2016 – Shirka Golaha dhexe ee WADDANI ayaa cod aqlabiyad ah ugu coddeeyey Ambasador Maxamed Cali 581, halka Axmed Muumin Seed helay 44 oo kaliya.
http://ramaasnews.com/degdeg-shirka-gol ... coddeysay/




