Moderator: Moderators






Khalid Aliwhat makes u think ciiro will do anything for burco he is not even from there if silaanyo who is from burco and cigaal who was from burco they ruled sl close to 17 years and neglected their home town what makes u think ciiro oo aan wali qadeyn will shower burco with development projects.

Xalay Sidan u qoslay. Anakoo iska fadhinaa waxa nasoo galay oday yar oo cuqaasha beesha reer daahir kamida. Kuye "waryaa hebelaw soo kac " , (isago farta ku fiiqaya mid naga mida ) "" "miyeynaan maanta shirkii suldaanka Lagu caleemo saarayey taageerda kulmiye ku muujin "? Waa maxay munaafaqadu, sawkan gaadhigaagii wadani u shaqaynayo " ninka la eedaynayaa waa nin aad u cod weyn oo gurxan baaba Lagu naanaysaa. Intu aflabadii qayliyey ayuu ugu jawaabay "waar allay iga tahay war uma hayo,..... Mee.... Ma gaadhigaygii...... Waar nimanyahaw yaa Ninkan gaaban (xirsi) naga qabsada" Gurxan oo haduu in yar xanaaqo ama codka kor u qaado Maytidu toosayso ayaa telephone qabsaday "Haa adeer, miyey kugu wareegayaan. Haday wax buuran inoo hayaana u dhamee hawsha hadii kalena naga taga ku dhe wadanina ma naqaane....." Caaqilkii "Yaa maxaad tidhi" gurxan "Wax nasabada Lagu bedelan Karo haday inoo hayaan baan dee idhi, hadaa ma.... "



Let's be realistic the Real Somaliland Is Berbera iyo hargeisa ilaa wajaale . Dalka inta kale waa fadlan kor u hayi. Inta caasimadu haakah odhanayso.
The real Somaliland is Togdheer and Eastern regions, Burco is the center and the heart of Somaliland.



Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 22 guests