Page 1 of 1

Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Fri Nov 11, 2016 2:32 pm
by theyuusuf143
Dhamaan muwaadiniinta Somaliland, iyo cidii kale ee dar ilaahay uga qayb qaadanaysa taakulaynta dadka abaarta ku caydhoobay, Waxa caawa badiba warbaahinta layska arko ee afka Somaliga ku hadasha ka socda barnaamij live ah, oo Lagu baahinayo dhibaatada ka jirta gobolada bari ee dalkeena. Waa baaq idinku aadan idinka, fadlan walaalayaal qof walawba waxad kari karto ku hagaaji akoonada GUDIGA ABAARAHA HEER QARAN ay ku leeyihiin Bangiyada iyo Adeega lacagta mobileda.

Hadii 2 million qof keliya bixiyaan min 1 dollar waa 2 million oo dollar. Bal maxaad u malaynaysaa hadii aad ka badin karto oo lacag intaas ka badan qofwalba bixiyo, qadaadiic aad hoover ka ku xaadho markad gurigaaga nadiifinayso ayaa wax weyn oo aanad qiyaasi karin noqon karta. Fadlan ha yaryaraysan isbedel kaad samayn karto.

Kani waa Zaad ka gudiga Abaaraha ee aan caawa ka qortay shaashada TV ga qaranka.

ZAAD : 4720222

Acounts kale shaashada kamaan qoran laakiin waxad ka heli kartaan halkan iyo meelo kaloo badan.

http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=175071

Re: Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Fri Nov 11, 2016 3:01 pm
by samatar133
I have already donated small amount of money to the drought relief committee.

Ilaahay dadkaa masaakiinta ah abaarta ha ka qaado. Amiin.

Re: Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Sat Nov 12, 2016 1:46 pm
by YummyMummy
^ aamiin.

Re: Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Sat Nov 12, 2016 4:46 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
I have already donated small amount of money to the drought relief committee.

Ilaahay dadkaa masaakiinta ah abaarta ha ka qaado. Amiin.
:?

Re: Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Sat Nov 12, 2016 5:20 pm
by kanadiid90
^ we made ducaa for him last night

Re: Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Sat Nov 12, 2016 5:26 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^ :lol: masha allah hadii ilahay so hadeeyay :up:

Re: Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Sun Nov 13, 2016 10:17 am
by kaliil
dadka haloo gurmado reer miyigi khatar bay ku jiraan oo markay xoolihi ka dhamaateen imika dadkaa loo baqayaa inay haraad iyo gaajo u suuntaan.hadii ilaahay raxmadiisa u shubin ama degdeg loogu gurman dad badan baa gaajo iyo haraad u dhimanaya.

Re: Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Sun Nov 13, 2016 2:37 pm
by samatar133
Cigaal and kanadiid, you guys must be having a laugh :lol:

Re: Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Sun Nov 13, 2016 5:15 pm
by theyuusuf143
Folks call your relatives there is a great shortage of water in most villages. Keep in touch with your Raas Facebook or what's up group. You can arrange booyado for your village people.

Re: Akoonka Gudiga taakulaynta Abaaraha

Posted: Sun Nov 13, 2016 5:20 pm
by kanadiid90
Folks call your relatives there is a great shortage of water in most villages. Keep in touch with your Raas Facebook or what's up group. You can arrange booyado for your village people.
we already did :up:
samatar :lol: :up: