Postby theyuusuf143 » Mon Jan 02, 2017 4:45 pm
Come and see berbera before you praise burao . Waar berbera meel gaadhsysaa kuma taal dalka , ilaahay dawlad wanaagsan oo hoosuu u diray oo daacada. burao, borama and hargeisa local governments are corrupted. Maanta suuqa kalluunka meel ka shishaysaan kasoo laabtay under ground drainage system baa magaalada ku wareegaysan laamiyada xitaa hoos Mara. Magaalada habeen walba shaqaalaha dawlada hoosaa jidadka xaadha. Magaaladu dad Bay u baahantahay ee reer Somaliland oo dhan ninkii maanta shilling haystaw berbera kaalay hanti ka iibso. Waar hooy yaan lagaaga soo horayn .