Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Hargeisa waxa ugu sakhraansan odayaasha lacagta haysta

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Hargeisa waxa ugu sakhraansan odayaasha lacagta haysta

Postby theyuusuf143 » Sun Mar 05, 2017 4:28 am

Meeshan aan ka degenahay magaaladan hargeisa wax kale uma degeni waa meel waalan Anna waaliday iigu baxdaa. Inta badan Xaga hoose waxa ku caba odayaal dhul iyo daaro badan magaalada ku leh oo lacag badan ku socoto, xaga Serena naago niqaab kusoo gala niqaab na ku baxa baa ku qayila, waxay isugu jiraan qaar Iska caadiya oo jaad kooda uun meesha ku cuna iyo jajaban belaayo ka dhacday . Anigu dadka meesha ku xidhan oo dhan iyo deriskaba la saaxiib baan ahay kulli, marba qaar baan la jabaa.

Xalay odayadan la jabay, waa afar oday mid bah gobedda oo kibikirkiisa ilaahay yaab ii keenay, labo isaxaaqa oo mid jajaban guru yahay , iyo mid muuse cabdale ah oo ay cajaladu kaga dhegtay berigii qaaxo. Odaygi isaxaaq ee jajaban ta wataa asaasaqay bahalkaa ka tan batay, aniyo odaygii bahgobed baa qaadnay naagtiina 150 kaanu kusoo tuurnay isna new hargeisa. yadu bar ma qabto waa professional jajaban waxanba is idhi waar armay dhilladu odayga bahalka wax ugu dartay su,aal police baan dabada u qabtay dhinacna waa naag qurux badan oo markii horeba gaadhiga waxan usoo raacay inaan isbarano si aan odayga uga qaado next time , laakin odaygu waa garac marku miyirka qabo naagihiisa looma dhowaado.

Aniga iyo Odaygi bahgobed baa khamri doonanay, odaygu waa nin aad u kibir badan wuxu isku darsaday afxumo, diin xumo , dabeecad xumo, kibir iyo islawayni ay lacagtu u sabab tahay, xitaa Faan kiisa anigoo nin reer daahira gacan u taagay.laakin dhinaca kale waa faataa bakhle afkuu ka waashay ee gamcaha kamuu waalan waa harmless. Meel buura oo aanan magaceeda garanayn iyo dalcadaanu fuulnay , alla hargeisa habeen kii qurux badanaa Rio dejinaro ka shidan, faana hayga ahaatee walee Iidoor jiiday. Waxan soconaba Gurigii bahalku yaalanu tagnay saa waxaaba hor fadhiya gangs ku mamay inay baadaan dadka meesha ka adeegta. Hub ma sidano laakin odayga hanjabaadisan Anna laxanka saaray "Adeer miyan u degaa" uunban idhaahdaa isna "mayee Iska dhaaf" ciyaalku kelmadass waxay u fahmeen inaan bistoolad Sito lafahooday u khaafeen .

Gurigii waa nalaga furi waayey, waanu iskaga tagnay oo Daami baanu hadana qabanay , Shaw daamina police ka ku parking garaysta meelaha laga adeegto, "aar sharabaadada geli" buu igu yidhi markasu kun luuq ka wareegay isagoo shan iyo badha, ka badbaadnay police kiina , ninkan gaadhiga iyo gabooyuhu toona qiimo lama laha dhowr cooshadood baanu signay. Dhowr jeerna baabuurka candhada dhulka ku dhuftay, meherad ay leeyihiin baanu cabaar istaagnay " kii xumaa ee dhulmahante waxad ku tidhaahdan hadaad fataal nimada joojin waydo waan ku Tonganaya! " intaas buu ku salaamay Saanu xanfarnay, hadana meel kale " Cornflakes kaygii meeyey diinta aabihin iyo isaxaaqba waxaas ku sameeyee " hadana meel kale " waar iigu shub shiidaalka nebigaaga iyo cabdale sacad kaad tahay..." inan yar oo xitaa magaciisa ugu yeedhay wuxu ku maagay yaa I kaa baray . Kkkkk

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8150
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Hargeisa waxa ugu sakhraansan odayaasha lacagta haysta

Postby LeJusticier » Sun Mar 05, 2017 5:15 am

Damn, :lol:
Image

User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Hargeisa waxa ugu sakhraansan odayaasha lacagta haysta

Postby CigaalSHiiDaaDCFC » Sun Mar 05, 2017 8:01 am

Aar maad ku noqotay bahalkii? niyaw maad iska qardatid uun intaa danbigaaga soo ban dhigaysid :snoop:

User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Hargeisa waxa ugu sakhraansan odayaasha lacagta haysta

Postby Sharmarke91 » Sun Mar 05, 2017 8:29 am

:mindblown:

Idoorkuna waxan oo midhaan, mid fiyoba ma Jiro!

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Hargeisa waxa ugu sakhraansan odayaasha lacagta haysta

Postby MujahidAishah » Sun Mar 05, 2017 12:25 pm

Ninka taarijka baa tuumashada leh..

Dadka balwad leh waa riwaayad hargeysa waan ka xaarabeysaan jirey

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Hargeisa waxa ugu sakhraansan odayaasha lacagta haysta

Postby X.Playa » Sun Mar 05, 2017 12:42 pm

love iyo lacag bilaash ah maxaa kala haysta. I hate naagaa is gada immaan ma laha waxa u muuqata oo kaliya hebel dhac.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Hargeisa waxa ugu sakhraansan odayaasha lacagta haysta

Postby theyuusuf143 » Mon Mar 06, 2017 11:05 am

Kkkkk xalayna xaga saraan ku qayilaynay , qolka jajabanku ka duusho , gabdhahan yar yar ministero iyo xitaa walaahi salaadin Bay sidaa lacagta uga gurayan. Mid baa igu tidhi suldan hebel gaadhigiisii qaaligaa ahaa anigaa jejebiyey , markab baa la saaray oo debedaa lagu soo hagaajinaya , naagahan yar yar badidoodu ma jecla inay dhalinyarada raacaan kuwo ay is yaqaanin mooyee. Waan waydiyey? waxay ku leeyihiin dhalinyaradu lacag, baabur iyo guryo toona ma hayaan, guss kulul Bay la ordayan hadaad isu macaanaysana way ku dilayaan , laakin odayadu waxna ma wassi karaane waa la yara duugduugaa .

Ragay xidhiidhka la leeyihiin qaar baad is odhanaysa waar malaa hebel maaha. Jajaban tu waa naago fariidnimadooda aad yaabayso, hadaad dhex gasho oo mid Ama 2 ka mida la sxb to waa dad aad u wanaagsan. Maalinta aanad waxba hayn yagaad la cunaysaa wax kasta, markay xoogaa xaajo ay ku qabato yagaa kula farsamaynaya, wax alaale wax u kala qarsoon ba ma jiraan xertan . Dad ka gobsan weligay ma arag. Laakin marka aydaan is aqoon sidaas u dhex gelin ee aad usoo wasmo tagto oo keliya shilling kaaga tegi maayaan . Magaaladaba yaga iyo odayadaaas baan ka aqaan .

abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: Hargeisa waxa ugu sakhraansan odayaasha lacagta haysta

Postby abodu » Mon Mar 06, 2017 12:45 pm

Somalilandey.....'now that you found love, what you gonna do with it'?

Somaliland replied......we gonna outdo and beat djibouti in its own game. :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests