Page 1 of 1

Waagii Somalidu miyirka qabtay Nuur Faarax qof la dhagaysto ayu ahaan lahaa

Posted: Mon Apr 10, 2017 3:41 am
by Maroodijex
Laakin maanta hadalkiisa waa biyo col dhaanshay.

Wali kuwa Isaaqa ah ee Somalinimo daacadda ka tahay, may baran oo ma ogsoona kamana dheragsana Reer Koonfur. Reer Koonfur waligoodna Somalinimo waxay tahay lagama helin. Waligoodba waxay ahayn Mooryaan iyo Mafia.

Nuur Faarax wuxu ka hadlay oo dhan "Federal" reer koonfur ku waasheen wa ka run sheegay. Laakin midka aan ku seegay waa Somaliland.

Anyway, this is a good speech for the Mooryaanta reer Koonfurta ah hadii ay ku waano qaadanayaan.

Nuur Faarax waa Gudoomiyihii ururkii Gurmad ee ku hadhay 2012 doorashoyinka.


Re: Waagii Somalidu miyirka qabtay Nuur Faarax qof la dhagaysto ayu ahaan lahaa

Posted: Mon Apr 10, 2017 3:43 am
by Maroodijex
Faysal Cali Waraabe ayaa la yaabay kuwa Reer Koonfurka ah. Wuxu BBC'da ka yidhi mar "Waar hadii aan idinka tagnay, ma idinku sidii buskudka kala burbura miyaa talidiinu?"

Re: Waagii Somalidu miyirka qabtay Nuur Faarax qof la dhagaysto ayu ahaan lahaa

Posted: Mon Apr 10, 2017 9:05 am
by Almis87
Ale ha u naxariisto. Isaga iyo Foosiya X Aadan ba waxay isku dayeen in ay siyaasada somaliland dhex galaan.
Oo gudaha somaliland ay ka ololeeyaan balse waa la minjoxaabiyay. Foosiya oo lacagtii faraha badneyd ee ka baxday la muusanaabaysa baydaan arag.

Re: Waagii Somalidu miyirka qabtay Nuur Faarax qof la dhagaysto ayu ahaan lahaa

Posted: Mon Apr 10, 2017 10:14 am
by X.Playa
Gedabursi, dhuloi, Warsangali. Kuwaasba waa necebyiineh ma reer koonfur baa.

Walee idoor dhoohane baan cadawgiisa baran.

Re: Waagii Somalidu miyirka qabtay Nuur Faarax qof la dhagaysto ayu ahaan lahaa

Posted: Mon Apr 10, 2017 7:35 pm
by Siciid85
Allah yarxamu