Moderator: Moderators





Inkasta oo videogaas uu yahay mid hore hadana koley wasiir sacad cali shire kama madhna safarkan laakiin muuse biixi kuma jiro weftiga in uu ka daba tegi se mooyiSilanyo takes heavy delegation with him including future President Muse Bihi, Aviation Minister, Presidential minister, Foreign Affairs, SL Ambassador to UAE and so forth.
The final ink on major projects.
Lots of haters are crying right now. I love it.
![]()
![]()
Does anyone know that last song? Mad.



The gov uses Xidigaha music extensively, I wonder if they provide them with any kind of financial support.

Oo yey wax ugh taraan aan ahayn qaad khamri iyo dhilonimmo iyo fanaanad heblaayo oo SL ba u dhalan inay casuumaan.Aw'ga
Ha u baqin ayaan ku idhi xidigaha. Walaahi lacagtay qabtaan business ayaa moodaa.
Ka waran hadii aan ku idhaah usbuuc walba min Hargeisa ilaa Djibouti ayaa dalab looga yeedha aroos kasta oo ka dhaca. Hada wuxu maraya hadii xidigaha mid ka mid ah imaanaayo arooskaaga $1000 oo ka hadal lahayn.
Lacagta dhamaan xidigaha waxay ku dhacda hal maqal. From that account each of the members have a monthly salary aan kala go lahayn. It is a business basically that each has a stake. From the poets who compose the lyrics, to the musicians to the videographers the whole team is part of it and are on pay roll.


So far the port is almost dead . I believe the theory that all they trying to do is preempt any other power to build berbera port to compete with their ports in the future.I hate these f-king Ayrabs.
They're playing with us but our politicians don't understand.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 15 guests