[quote=xiimaaya post_id=4842446 time=1508333156 user_id=167667]
Habr yonis waay dulmantahy.. maxay galabsatay oo hadh iyo jeer isaaq kale isku tagaaa? As neighbors all I hear is habr yonis complaining of injustice.
[/quote]
Ficil gaar ah iyo dabeecado gaar ah aya lagu yaqaan qofka dulman ama daciifka ah.
Mid aan ku xasuusiyo, hadii aad maanta qof aad dhibtid, ma laga yaaba inaad 10 sano ka bacdi aad xasuusatid dhibta aad qofka u gaysatay? Jawaabtu waa maya. Laakin qofka aad dhibta u gaysatay ama nabar ayu yeelanaya ama maskaxiyan ayu si kale noqonaya, ilaa inta u ka dhimanaayo waa ku xasuusnaanaya. Beesha Garxajis waxay dhib u gaysatay waxba kama xasuusato, laakin sida kuu cad beelaha kale waa wax ay ab ka ab caruurtooda ugu sheekeeyaan sida abtirsiga loo baro.
Video dhagayso, wuxu suldaankoodu ku dardaarmaya, waar ab ka ab caruurta u sheega oo ku barbaariya. Waa wixii afkooda ka soo baxay.
Garxajis tariikh hore iyo mid dhawaydba (SNM) hadii dib loo raaco, hormoodka beelaha reer Sheekh Isaxaaq ayay waligoodba ahaayeen.
Beesha Habarjeclo waligeed meel Isaaq ku shiray madax loogama dhigin aan ka horayn 1986kii Siilaanyo la doortay. Mar walba waxa xoog kaga qaadi jiray Garxajis.
Isku wada gee, Habar Awal iyo Habar Jeclo taariikhdoodu waxay 1,2,3 bilaabantay waa 1950kii iyo wixii ka danbeeyay. Intii ka horeysay waa Garxajis iyo baabah..
Kalka labada beeloow waxa ku kalifay inay xulufo noqdaan waa iska caday. Mid koodna kalidii ma hor joogsan karo Garxajis.
Waliba aan kuugu daro, Habar Awal iyo Habar Jeclo ma hor joogsan karaan Garxajis, waa inay dhamaan Reer Sheekh Isaxaaq xulufo ka dhigtaan.





