Hadaan kooyaa. Caadani horta barasho wanaagsan.
Mida xigta, mid aan kuugu daro, Habarjeclo waa harag sakaaro, harag sakaarona ku wada fadhiiso mooye, wadaag malaha. Taasi waa mid.
Mida kale, siyaasadda munaafaqadda ah, hadii aan horta Ciidagale nahay waa ka xaragoon jirnay. Waa arin aad u hoosaysa in xulufo jufooyin loo samaysto. Meel sare ayaan ka fakaraynay oo ah hal qof iyo hal cod, iyo in lagu tartamo karti iyo wax qabad.
Inta aan halkaa ka fakaraayay oon islahaa dadkan waxmagarata ah caqliga ayaa u siyaadi oo dadkan waxa kali ah ee kala badbaadin karaa waa ayagoo Qabyaaladda foosha xun ka waynaada... 2017 ayaa timid. Anigu kolay shakhsi hadaan ahay maanta ayaa waxa ii cadaatay in rajo oolin meesha.
There is no hope.
Kolka sidaa tahay, anigu inta aan saamayn ku yeelan karo dadka aan dhiiga wadagnahay, kuwa wali aaminsan fikirkaa, waxaan maanta laga bilaabo damcay oo go'aan ka gaadho arinkaa isaga ah.
Beesha Garxajis kama aha in ay powerless tahay... waa ka dulqaad badan iyo lexo jeclo badan oo dalkan Somali-land u haysay.
Garxajis nin shisheeye loo dirijiray oo korka wax ka eegi jiray weeyan, miyaan talada ku darsanay hoos wax u eeg oo gondahaaga ayaa cadawguba ku jira.
Status-quo sii socon mayso. hadii aad xisaab yar oo raqiisa aad isu gaysateen, anaguna xisaabtayadda waa isku dhufanayna.
Waxaan qabaa laba arin mid kood ayay iskugu soo biyo shubanaysa.
1. In Isaaq dib isugu noqdo oo ama jeegaan noogu yimaada ama hal hal noogu yimaada, oo new deal lagu wada socon karo aan ku heshiino.
2. In meesha lagu kala tago.
Hadii 1.kaaad noqoto, axsan wadaacan, danta guud ee ina wada saamaysa waa ka wada shaqayn karna, maamulka dalkana waa la wadaagi karaa.
Option 2#. Ma noqon doono sidii 1994. This time, Beesha Garxajis has many options. Arin si fiican looga baaran dagay, oo qorshe iyo wata siyaasaddeedi ayaan idinla iman doona. Waliba aan cidna looga haybaysan doonin.
Walaal maantu maha malinti and ii faani lahayd wayo tiradi diwangeelinta la haya oo waxan ahay iyo waxaad tahayba wa la oogyahay oo wa public. HJ inay dalka ugu badantahay iminka muran Kama jiro. Langaabnimo Ayad la ciishay ee orod oo ohinta qol madow lagal . Salaxley iyo tuulada Garadag iyama badan
When the reality on the ground and your estimation of your self do not reconcile it leads to delusion.
Kulmiye will win and you will not be able to do fukc all about it. No amount of tears and angry childish tantrums will change that. You will fall in line Behind your government and pay your taxes.
And if you don't change your ways you will be soluting another HJ president after Mujahid Muuse decides he has had enough of being president and then another H Awal after him. And you still won't be able to do Fukc all about it other than of course frothing at the mouth on Somalinet
Somaliland ha noolato
