Moderator: Moderators

I remember you predicting a win fir Riyaale 8 years ago on the eve of the election. Is it the same mafrish you are getting the news from.Waa cirro.Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inuu waddani gobolada badankooda ugu sareeyo codadka ilta la tiriyay weliba maroodijeex kulmiye waa lagaga adkaaday

Cirro could pull a Trump on us who knows this entire election motto was " tolaayeey tolaay "
Inaanu Riyaale badinayn Oo xataa doorashdii xaaranta Faysal ku siiyay 80 ka cod inay been tahay cud kaste waa ogayd.I remember you predicting a win fir Riyaale 8 years ago on the eve of the election. Is it the same mafrish you are getting the news from.Waa cirro.Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inuu waddani gobolada badankooda ugu sareeyo codadka ilta la tiriyay weliba maroodijeex kulmiye waa lagaga adkaaday
Cirro could pull a Trump on us who knows this entire election motto was " tolaayeey tolaay "
Waa runtaa 2010 waxan rajaynayay oo saadaalinayay inuu riyaale guulaysto laakiin markii doorashadu dhacday iyadoon natiijadii lagu dhawaaqin ayaan halkan ka qiray inuu kulmiye iyo siilaanyo guulaystay oo u hambalyeeyay.

[quote
The fact only 700k people registered shows you how most people didn't like the three musketeers. THATS less then 20% of the population.
Siyaasad lama nicin kuwa baratamaya baa la nacay. Qof waalan ayuun baa u kala codeeya 2 tuug Oo is waydaartay Cawil Oo kulmiye galay iyo saaxiibkiisi faqashnimada ay wadaagaan ee Ismaaciil Oo galay wadani.[quote
The fact only 700k people registered shows you how most people didn't like the three musketeers. THATS less then 20% of the population.
Markii hore waxa is diiwaangeliyey 1 000 000 qof laakiin 800 000 ayaa kaadhadhka doontay. 200 000 card ayaan la doonan oo khasaray.dadka badankoodu siyaasada ma xiiseeyaan oo anigaba dadkaanu qaraabada nahay e wadankii joogta inta is qortay way yaryihiin.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 8 guests