Page 1 of 2

Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:37 pm
by KingWaslawi
Odaygii shiikh Isaaq markuu islaamihii, Aba Yoonis iyo Xaniifa, wax romance ka waayay, oo ay ku noqdeen, wax qallalan oo qallafsan, aqoon iyo tacliina aan lahayn, kalliya yaqaana uun sida loo lisom lo'da iyo adhiga. Saddexda wakhtina bariis dallax bilaash ah, iyo caano gadhoodha lagu sabi jiray. Ayuu noqday lafo iyo daaman isa sudhan.

Waar waxba yaan hadal kugu daaline, odaygii ayaa safar ugu baxay, dhulkii xadaarada iyo boqoradu ka talin jireen, ee nabiguna u duceeyay ee Itoobiya. Ka dib waxaa dhacday in odaygii la ashqaraaray quruxda iyo dheeha, gacaliso yaroo ay isku barteen ayaamahii koobnaa ee uu ku sugnaa dhulkii ducaysnaa, waaba qalanjo yaroo oo aad moodo inay jannadii kasoo xaggaa baxday. Wajiga dheeha nuuraya leh, timaha haldhaaga ah, jidgka cuddoon, yaa salaam, waar waxba yaan hadal kugu daaline, odaygii si uu kusoo sasababa, jooharadii ayaa ka dul keenay, islaamihii. Al markaasaa marba midi soo baxdaa oo sidii tv ga daawadeenba masayrkiina sidii qamar sanaac dayaxa galay.

I am planning to visit, land of my Abtiyaal, Lake Tana, Bahir Dar, Debre Tabor, Gondar, Shawira etc

Here are some photos of my distance cousins, the Abyssinian beauty.

Image
Image
Image
Image
Image

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:37 pm
by KingWaslawi
Image

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:40 pm
by KingWaslawi
and of course Lalabila.

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:41 pm
by KingWaslawi
Blue Nile resort, of Lake Tana

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:44 pm
by kaliil
Sheekooyinka noocan ah waxa ka hela kii awrastaale e ethiopia ku waashay.isagoo xiiqsan oo ethiopia ku digrinaya ayuu soo gelayaa halkan

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:45 pm
by abdikarim86
Gaalnimo iyo hilib qaydhin.

:tocry:

:pacspit:

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:48 pm
by kaliil
Naagaha ethiopianku way quruxbadanyihiin laakiin nadaafada kuma fiicna.

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:49 pm
by KingWaslawi
Gaalnimo iyo hilib qaydhin.

:tocry:

:pacspit:
Ilaahay ka baq niyaw, Our Mother Muslimad bay ahayd ilaahay u go'day, takale Amahara muslim iyo gaalka way leedahay haku danbaabin ummad dhan.

Nebiga ayaa u duceeyay, boqorkii Nijaashi waakii badbaaadiyay saxaabadii nebiga.

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:51 pm
by KingWaslawi
Naagaha ethiopianku way quruxbadanyihiin laakiin nadaafada kuma fiicna.
Waar odaygii Isaaq iga walla cajiib buu ahaa dookh leh, Soomaalida kollay ka nadaaf badane naga daa niyaw.

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 4:56 pm
by theyuusuf143
oo imika ma waxad aaminsantahay in carab 80 jir ah oo lugayna intuu saf ka galay haween ku sugayey geeska africa uu dhalay waxaas oo dada oo aanu midkoodna xitaa isaga la DNA ahayn, odayga habraha miyaa loo wasi jiray waa yaabe kkkkkk

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 5:05 pm
by abdikarim86
Gaalnimo iyo hilib qaydhin.

:tocry:

:pacspit:
Ilaahay ka baq niyaw, Our Mother Muslimad bay ahayd ilaahay u go'day, takale Amahara muslim iyo gaalka way leedahay haku danbaabin ummad dhan.

Nebiga ayaa u duceeyay, boqorkii Nijaashi waakii badbaaadiyay saxaabadii nebiga.
You’ve misunderstood me inaadeer I have no qualms with habartii dhashay Muuse, Ibraahin, Maxamed & Axmed :lol:

Xabashida iyo dhaqankooga ayaan necebahay - They are the ultimate enemies of the Somali people, make no mistake about that.

I have family there and 3/4 grandparents and my father were born in Dire Dawa/Jigjiga, I am aware of these people a lot more than you.

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 5:08 pm
by Jugjugwacwac
oo imika ma waxad aaminsantahay in carab 80 jir ah oo lugayna intuu saf ka galay haween ku sugayey geeska africa uu dhalay waxaas oo dada oo aanu midkoodna xitaa isaga la DNA ahayn, odayga habraha miyaa loo wasi jiray waa yaabe kkkkkk
Ninyahow Soomaalidu maba fikirto. Horta horumarba gaadhi mayno ilaa sheekooyinkan raqiis ka ah ee carabysan meeshaba laga saaro. Carab baa madax martay Soomaalida.

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 5:11 pm

Isaaq Ayaa carab ahaa anigu ma odhan, mana aaminsani, waxaan se ka hadlaayay, our mama of Ethiopia, HJ hooyadood.

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 5:18 pm
by Khalid Ali
Ethiopia and habasha are out distance cousin

We share blood

Re: Abyssinia Mother God Bless You, Mother Habesha, Mother of Ethiopia

Posted: Sun Nov 19, 2017 5:19 pm

:blessed: