Page 1 of 1

Nabada hala ilaaliyo!!!!

Posted: Wed Nov 22, 2017 2:56 am
by Timiro1999
NABADA HALA ILLAALIYO WAXA KA HOREYSA CADAALADA HALA ILLAALIYO.


Macaan jecel iyo gaajo ku kor musuq-maasuq iyo xaaran doon ah.
Muuse loxoox oo iimaanku go'an yahay oo weligiiba aan shilin xalaal ah arag.
Mujaahidow xaal qaado markay mujaahidiinta runta ah ee nooli hadlaan Lo'du dib ayay u fadhiistaa.
Dawarsigii magaalada ka joojiya aabihiin dhaqan xumaanta iyo inan-gummed ka ka w*sa.

Re: Nabada hala ilaaliyo!!!!

Posted: Wed Nov 22, 2017 4:07 am
by gobdoon
Abslutely nabada waxa ka horeeya sharciga iyo in cadaalad la sameeya meel qabiil gaar ah ka talyana kama suurtowdo
Wa waxa waxa hor taagan in muqdisho iyo magalooyinka ku hareeraysan nabad helan
Wa waxa ugu horeeya si horay loogu socdo sharci iyo nidaam dadku u siman yahay hadii kale weligeed waxba ma hagaagayan.

Re: Nabada hala ilaaliyo!!!!

Posted: Wed Nov 22, 2017 4:10 am
by xiimaaya
That's what cheaters say world-wide when they rig elections.lol :dj: