Yeeesss Chelsea witty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).
Moderator: Moderators
Yeeesss Chelsea witty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).
KenadiidWho's Ken?
Meeshan is in life support but one thing I want is ken to be on bar kulan
Yeeesss Chelsea witty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).
thanks indr. I wrote it in 10 minutes waliba sidaa caruurta edoda u tahay ayaa iga laaqayay neverthless waan ku tufayYeeesss Chelsea witty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).
Kow lumaa sheegin annu gabay iyo waxa maa yaqaano afar eray iskuma toosin karo tariiga iga daa YM^ haa gartay bal adna wax ku soo tuur Aishah
Cigaal you dropped it and done a runner miyaa? I could hear your Djib accent there though
Where's dadkii duriyadda?
Aabo aabo aabo muuseYeeesss Chelsea witty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).
Aabo aabo muuse
Miskiinta ciiro waad uu raacisay kii doqonkii ismacil naa akhiro baad uu diiray lahayd
^ chelsea waa tii ku xaartay
Markii raggii uunsiga shidan jirey rag ismoodeenAabo aabo aabo muuse
Yeeesss Chelsea witty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).
Aabo aabo muuse
Miskiinta ciiro waad uu raacisay kii doqonkii ismacil naa akhiro baad uu diiray lahayd
Markay ayaa garxajisa yidhaahdeen ee gooni isku urursheen
Markay doqonkoogi cirro soo sharaxeen, ee ay taladu ka haaday
Markii tollayeey garxajisow ay ku wada ooyeen
Markay naagahoogii iyo naago raacoogii ay wada baruurteen
Afrlaydan hadaan tiriyay markaan arkay siday zubeeriyaadii iyo ilko castii isugu jiibinayso meeshan.
Rag haduu carrtamo miduun baa , caydha loo huwine.
Caatow rag ma oga waxay naagi dhaban cadaysaaye
Jajabanta naagihii ahaa ee camanka caar-caarleh
Baaniyaasha iyo Cadmaawiga kuwii daba caraabaayay
Iyo Yuusufkii caantaynka u hayay miyaa caawa talinaaya
Ma Faysalkii caalaa ahaa baa caawa diganaaya
Ma ciso-goyskii baa layga hayaa Caasha Iyo Jaahid
Ma dhuq-castii Yummy iyo Inanayahay baa carabka ii taagay
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 27 guests