Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Fri Nov 24, 2017 6:04 pm
Yeeesss Chelsea
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
http://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?f=245&t=388702
Yeeesss Chelsea
KenadiidWho's Ken?
Meeshan is in life support but one thing I want is ken to be on bar kulan![]()
![]()
Yeeesss Chelseawitty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).

Yeeesss Chelseawitty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).

Kow lumaa sheegin annu gabay iyo waxa maa yaqaano afar eray iskuma toosin karo tariiga iga daa YM^ haa gartaybal adna wax ku soo tuur Aishah
Cigaal you dropped it and done a runner miyaa? I could hear your Djib accent there though
Where's dadkii duriyadda?![]()
Aabo aabo aabo muuseYeeesss Chelseawitty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).
Aabo aabo muuse
Miskiinta ciiro waad uu raacisay kii doqonkii ismacil naa akhiro baad uu diiray lahayd
^ chelsea waa tii ku xaartay![]()

Markii raggii uunsiga shidan jirey rag ismoodeenAabo aabo aabo muuse
Yeeesss Chelseawitty, short & sassy, particularly the 2nd and 3rd stanzas (2nd one is the best, very well structured & macno miidhan).
Aabo aabo muuse
Miskiinta ciiro waad uu raacisay kii doqonkii ismacil naa akhiro baad uu diiray lahayd![]()
Markay ayaa garxajisa yidhaahdeen ee gooni isku urursheen
Markay doqonkoogi cirro soo sharaxeen, ee ay taladu ka haaday
Markii tollayeey garxajisow ay ku wada ooyeen
Markay naagahoogii iyo naago raacoogii ay wada baruurteen
![]()
Afrlaydan hadaan tiriyay markaan arkay siday zubeeriyaadii iyo ilko castii isugu jiibinayso meeshan.
Rag haduu carrtamo miduun baa , caydha loo huwine.
Caatow rag ma oga waxay naagi dhaban cadaysaaye
Jajabanta naagihii ahaa ee camanka caar-caarleh
Baaniyaasha iyo Cadmaawiga kuwii daba caraabaayay
Iyo Yuusufkii caantaynka u hayay miyaa caawa talinaaya
Ma Faysalkii caalaa ahaa baa caawa diganaaya
Ma ciso-goyskii baa layga hayaa Caasha Iyo Jaahid
Ma dhuq-castii Yummy iyo Inanayahay baa carabka ii taagay