Page 1 of 3
The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Wed Nov 22, 2017 4:48 pm
by TheLoFather
1) Hadii aan jeegaantu jirin Somalilandba may jirteen
2) Hadii aan jeegaantu jirin af la isku fahmaaba muu jireen
3) Hadii aan jeegaantu jirin horumarba lama arkeen
4) Hadii aan jeegaantu jirin samo laguma waareen.
5)Hadii aan jeegaantu jirin Hargaysa, Burco, Borama, Cerigaabo, Berbera, Laas caanood, Ceel afweyn, Gabiley iyo qaar kaloo badan nabad laguma caweeyeen.
6)Hadii aan jeegaantu gob ahayn iyaka mooye cid kale mabey noolaateen
7) Hadii aan jeegaantu jirin Kulmiye lamaad kulanteen.
8) Hadii aan Jeegaantu jirin The Great Muusaa ku seegi lahaa.
Long Live The great Holly Alliance, a gift from the AlMighty
Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Wed Nov 22, 2017 4:55 pm
by YummyMummy
Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Wed Nov 22, 2017 4:57 pm
by abodu
1) Hadii aan Cigaal jirin Somalilandba may jirteen
2) Hadii aan Cigaal jirin af la isku fahmaaba muu jireen
3) Hadii aan Cigaal jirin horumarba lama arkeen
4) Hadii aan Cigaal jirin samo laguma waareen.
5)Hadii aan Cigaal jirin Hargaysa, Burco, Borama, Cerigaabo, Berbera, Laas caanood, Ceel afweyn, Gabiley iyo qaar kaloo badan nabad laguma caweeyeen.
6)Hadii aan Cigaal gob ahayn iyaka mooye cid kale mabey noolaateen
7) Hadii aan Cigaal jirin Kulmiye lamaad kulanteen.
Long Live The great Holly Messiah, a gift from the AlMighty
Fixed.
Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Wed Nov 22, 2017 5:22 pm
by theyuusuf143
anna waxan idh,
hadii aan jeegaan jirin jagi lama ciyaareen
hadii aan jeegaan jirin jaal lama ahaadeen
hadii aan jeegaan jirin nabad laguma joogeen
hadii aan jeegaan jirin aduunyadu ma joogteen
jeeganeey , jeegaaney , hajabaa ha jabin!
muuse jeebidisii siilaanyo jalalawdisii jirrabka iyo dhibkay mareen muxuu jaahil ka ogyahay
jaalayaal rag iyo dumaraw midna inaanu keli jiri karin miyuu muran ka joogaa.
ku raaxaysta fanaanada qaranka sawtul raxma saynab cige , gaadhiga sacad muuse ee aan saynab cige ugu duubnayn CD gu waa saddex bilood oo xadhiga.
Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Thu Nov 23, 2017 8:04 am
by DalJecel60
Do you even know to Gabay.
.....

yh this guy onows gabay
Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Thu Nov 23, 2017 8:17 am
by Timiro1999
Haddii aan jeegaantu jirin musuq-maasuq ma jireen
Haddii aan jeegaantu jirin JSL looma baqeen
Haddii aan jeegaantu jirin siranyo sakhran & Muuse loxoox kursi kumay fadhiisten
Haddii aan jeegaantu jirin danyar xoolahooda lagu xaragoodaa may jireen
Haddii aan jeegaantu jirin mujaahid been been ahi muu jireen
Haddii aan jeegaantu jirin raga xinaha mqaadaa siyaasad may galeen
Haddii aan jeegaantu jirin habrihii jajabanta ahaa microphones may qabsadeen oo TV yada soomay fadhiisten iyagoo kala af qushaash ah leh
Haddii aan jeegaantu jirin raggii SNM ta dhabarka ka toogan jirin madax ku sheeg may noqdeen.
Maxaan idinkala hadlaa baqaha GX ayaa iskiin raaciyee
Midgo fooqal midgo
Dawarsigii iyo gaajadii weligiiba idinka bixi mayso
Yaahuu hana cunina
Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Thu Nov 23, 2017 2:20 pm
by cheifaqilbari
kkkkk, in siyasada there are never holy alliances. iska da cid kle labo walalah baa isku daca. jeegan beley baalku mid ka jaba oo roobku soodata

.
time will tell.
caadalad iyo deen moyan wxkala daka isku heykarto.
Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Thu Nov 23, 2017 8:30 pm
by YummyMummy
Yo I upgraded your gabay Lo'doonoow

I also Togdheerified ileen we like wax dhadhan leh ee
Wondering whether to do a voice clip... It'll be a shaky attempt but I ain't claiming a Nimco Dareen voice
I'll post it when I have time

Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Thu Nov 23, 2017 8:32 pm
by X.Playa
waxaasi nma gabaybaa
Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Thu Nov 23, 2017 8:43 pm
by X.Playa
Afrlaydan hadaan tiriyay markaan arkay siday zubeeriyaadii iyo ilko castii isugu jiibinayso meeshan.
Rag haduu carrtamo miduun baa , caydha loo huwine.
Caatow rag ma oga waxay naagi dhaban cadaysaaye
Jajabanta naagihii ahaa ee camanka caar-caarleh
Baaniyaasha iyo Cadmaawiga kuwii daba caraabaayay
Iyo Yuusufkii caantaynka u hayay miyaa caawa talinaaya
Ma Faysalkii caalaa ahaa baa caawa diganaaya
Ma ciso-goyskii baa layga hayaa Caasha Iyo Jaahid
Ma dhuq-castii Yummy iyo Inanayahay baa carabka ii taagay
Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Thu Nov 23, 2017 9:22 pm
by YummyMummy
Not bad. Short, sharp and full of sh*t (well, I am biased)

but talented nonetheless
Waa inoo bari in shaa Allah

Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Fri Nov 24, 2017 5:09 am
by abodu
Afrlaydan hadaan tiriyay markaan arkay siday zubeeriyaadii iyo ilko castii isugu jiibinayso meeshan.
Rag haduu carrtamo miduun baa , caydha loo huwine.
Caatow rag ma oga waxay naagi dhaban cadaysaaye
Jajabanta naagihii ahaa ee camanka caar-caarleh
Baaniyaasha iyo Cadmaawiga kuwii daba caraabaayay
Iyo Yuusufkii caantaynka u hayay miyaa caawa talinaaya
Ma Faysalkii caalaa ahaa baa caawa diganaaya
Ma ciso-goyskii baa layga hayaa Caasha Iyo Jaahid
Ma dhuq-castii Yummy iyo Inanayahay baa carabka ii taagay
Sayidkii Cigaal iyo casharadi sokeeye
Gooni daaqa habar yoonis iyo han weyni baarixi ah
Waxay tamashleysaba mar labaad so laguma tukan

Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Fri Nov 24, 2017 5:40 am
by MujahidAishah
Oo kale ilen meesha waa laysku gabyeey hayaay
Lo’da salan sare indr

Re: The Holy Alliance Iyo Gabey Yar!
Posted: Fri Nov 24, 2017 8:53 am
by Timiro1999
waxaasi nma gabaybaa

waa gabayga lo jirka waan kuu sheegey dadkan isku dhaqan ma nihin