Page 2 of 7
Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 2:52 pm
by kaliil
Habar jeclada xirsi Isla sawiri jiray lacagtay ka cuni jireen
Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 3:15 pm
by cheifaqilbari
meeshan wax ka dacaahy illahy baa oog.
laakin just to embrasse you reer Sac, I will personally go to gabiley and videotape meesha 65000 qof ka codeeyeen.this tuulo is the 4 largest city in Somaliland.
that gabiley the tulo I went to as child in 90s that had 4 jangad and 1 maqaayad today tahy magalada 4 ee u weyne somaliland . waxa caqli gali ma ah. reer xamar baan u naqaaney walaweyne ee maanta ma gabiley ka dacdhey.dadkan waa familigey carura aan abti iyo xegaal ubahe baa degan u can not lie to me . meeshan wa meel aan aqaano like the back of my hand. mise gabiley cusub baa la sameeyey.
also all the gobol garaxjisarab degaan dowlada mey sifcan ma loo diiwangalin. also the same in dhulbante and warsngle. dhaaman gobolda bari. is deliberate or dadka is diwaangalin , taasni wadatashi bey ku jirta.
on selcto, death man walking.
and since when is muj. kodbuur xafada sacmuse?
mujahid waa GAx cidagle mujaed xafadu xafada Gaxjisweyn ku ogaa.
Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 3:24 pm
by xisaabiye1
At least 15-20% of HJ voted Waddani in Burco. The 2010 election, Kulmiye won 73% of the Vote In Burco.
It would be great if we can see the results and how the voted in every Polling stations.
Kingwaslawi inader been baa laguu sheegay hj togdheer hadii u bataan 10% ayaa wadani u codeeyey.sidaan hore u sheegay xirsi wuu dadaalay laakiin hj way diideen uf baa lagu yidhi bay ku yidhaahdeen.xaafadaha hj e burco iyo tuulooyinka sida shanshacade,beed,taalobuur wadani codad aad u yar ayay ka heleen.
Sxb xita reer Caynaba 25% baa wadani codeyey, waddani got a lot of HJ votes from different communities not just xirsi sub subclan of Ahmed faarax
Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 3:27 pm
by Togdeer
At least 15-20% of HJ voted Waddani in Burco. The 2010 election, Kulmiye won 73% of the Vote In Burco.
It would be great if we can see the results and how the voted in every Polling stations.
Kingwaslawi inader been baa laguu sheegay hj togdheer hadii u bataan 10% ayaa wadani u codeeyey.sidaan hore u sheegay xirsi wuu dadaalay laakiin hj way diideen uf baa lagu yidhi bay ku yidhaahdeen.xaafadaha hj e burco iyo tuulooyinka sida shanshacade,beed,taalobuur wadani codad aad u yar ayay ka heleen.
Warcibraan was pure wadani, as for shanshacade they were the biggest supporters of wadani. Also a lot of HJ youth voted wadani. I reckon about 20% of east Burco voted wadani.
Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 3:29 pm
by kaliil
Chief koodbuur waa sacad muuse. Degmooyinka garxajis waa maxamud haybe,maxamed Mooge,gacanlibaax hy majority iyo macalin haaruun.hargeysa weligeed waxa loo yaqaanay daanta garxajis iyo daanta habar awal oo qiyaastii waa 50/50. 10 000 cod hadii xiitaa ku badin lahaayeen waan fahmi lahaa.xaga bari magaaladu naaso hablood iyo haleeya ayay gaadhay xaga koonfurna madaarka way dhaaftay oo uubaale ayay gaadhay.dadka intaa daadsan ayaa 40k noday lol?
Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 3:30 pm

Posted: Tue Dec 05, 2017 3:36 pm
by KingWaslawi
At least 15-20% of HJ voted Waddani in Burco. The 2010 election, Kulmiye won 73% of the Vote In Burco.
It would be great if we can see the results and how the voted in every Polling stations.
Kingwaslawi inader been baa laguu sheegay hj togdheer hadii u bataan 10% ayaa wadani u codeeyey.sidaan hore u sheegay xirsi wuu dadaalay laakiin hj way diideen uf baa lagu yidhi bay ku yidhaahdeen.xaafadaha hj e burco iyo tuulooyinka sida shanshacade,beed,taalobuur wadani codad aad u yar ayay ka heleen.
Indr runta ayaa wanaagsan, even my sub of reer Biniin, waddani ayay u coddeeyeen badankoodu, Beeldaajiye Xandule, gaadhigiisii xataa waala jajabayiay maalmo yar kahor codka, sidoo kale ganacsade, Faysal Xaaji yuusuf iyo rag kale oo badana waala xidhay,
Waakan gaadhiga beeldaajiye Xandulle bal sida loo gaay eeg.
Indr sidoo kale ololaha Burco waxa qayb weyn ka ahaa Most waa reer biniin bay ahaayeen, guddiga campaignka gobolka rogdheer laba reer Biniin waddani ugu jiray, bal u fiirso, waatan marka reer biniin badankoodu ksuoo biireen xisbiga waddani. Deegaamada reer biniin half ayaa waddani codka siiyay, intaan ogahay
Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 3:42 pm

Ok

Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 3:47 pm
by cheifaqilbari
Habar jeclada xirsi Isla sawiri jiray lacagtay ka cuni jireen
not Xirsi waa nin aqlig badan, wana future president sabato wuu ka weeeyn qablyaad . siyasada waa iney mesha dadnta ku geyso gashed. madax la gasheed, it takes xininyo and forsure he has ragnimo.
dad badan oo rerksi xersi baa u codeeyey ee meeshan hadey dowlada iyo mamamulki dorasada qabaney ee dexdexad ahey. oo wasira iyo shaqadli dowalada u codey hal xisbi iyo dadki dhimey lagu daro . there is nothing anybody can do.
Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 4:04 pm
by MujahidAishah
M.haybe
Koodbuur
G.libaax
Have roughly the same results
June is slightly more because it is the most populated degmo in hargeysa and looking at the figures it roughly 2 k more not like it would have helped wadani.
Gebiley I think they added wajale and kalabaydh figures together with gabiley city because it’s figures are just wow
Kulmiye gained on the coasts of awdal because of the djiboutienne influx from the border closed the gap for Kulmiye in awdal
All in all muse whooped ass

Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 4:11 pm
by kaliil
Habar jeclada xirsi Isla sawiri jiray lacagtay ka cuni jireen
not Xirsi waa nin aqlig badan, wana future president sabato wuu ka weeeyn qablyaad . siyasada waa iney mesha dadnta ku geyso gashed. madax la gasheed, it takes xininyo and forsure he has ragnimo.
dad badan oo rerksi xersi baa u codeeyey ee meeshan hadey dowlada iyo mamamulki dorasada qabaney ee dexdexad ahey. oo wasira iyo shaqadli dowalada u codey hal xisbi iyo dadki dhimey lagu daro . there is nothing anybody can do.
Waddani cirro ayaa ku ciyaaray.waxay ahayd inuu xisbiga xirsi ku wareejiyo ama nin samaroon ah.arap oo tiro lahayn oo la laaluusho ayuu xisbiga u balanqaaday.axmed muumin seef Markii eryeen way khaldanaayeen .maalintii barlamaanka halka cod lagaga shubtay ayaan idhi ninka isagoo barlamaanka goobjoog ah codka lagaga shubtay doorashadana waa lagaga shubanayaa.cirro hana dhaafo wax uu yahayba la garanmaayo.
Re: Official district results?
Posted: Tue Dec 05, 2017 6:31 pm
by X.Playa
Loool 10k hy voting for Kulmiye and Biixi in Hargaysa. What a load of crap.
Re: Official district results?
Posted: Wed Dec 06, 2017 4:06 am
by abdikarim86
Loool 10k hy voting for Kulmiye and Biixi in Hargaysa. What a load of crap.
I assume you are talking about Gacan Libaax?
Gacan Libaax includes: Cabaaye (A Mikaahiil/Sacad Muuse neighbourhood), Half of 150ka (Nuux Ismaaciil and Ciise Muuse), Sheekh Madar and Laba Nuux (Ciise Muuse/Sacad Muuse mix), Daami (Gabooye), Sheekh Nuur (Poor families from all clans), Sheekh Mubaarik (Poor SM families).
Every single accusation you’ve made has had an explanation or was proved false.
I suspect you know all of this.
It begs the question when you become a fundementally dishonest man, or have you always been the dishonest HY extremist
hiding under a veneer of respectability?
Re: Official district results?
Posted: Wed Dec 06, 2017 5:54 am
by JSL3000
Gacan Libaax I can explain - Contrary to what our HY cousins claim, it is not a unanimously HY district.
Gacan Libaax includes: Cabaaye (A Mikaahiil/Sacad Muuse neighbourhood), Half of 150ka (Nuux Ismaaciil and Ciise Muuse), Sheekh Madar and Laba Nuux (Ciise Muuse/Sacad Muuse mix), Daami (Gabooye), Sheekh Nuur (Poor families from all clans), Sheekh Mubaarik (Poor SM families)
correction 150k is sacad muuse and ciise muuse
nux ismael been sold there lands.
It was habar awal especially sacad muuse man power and mobilization that brought out muuse biixi.
Re: Official district results?
Posted: Wed Dec 06, 2017 6:14 am
by MujahidAishah
Loool 10k hy voting for Kulmiye and Biixi in Hargaysa. What a load of crap.
I don’t know what’s more hilarious that you are shocked that kulmiye got votes in gacan libaax or that you thought hy had a district to themselves in hargeysa
I have said to you many times awoowo go see wadaanka gacan libaax is not just sh madar bar waraabe and barlin like it use to be in 1985 it’s 2017 hargeysa has reached all the way to haleya and naaso hablood