Moderator: Moderators







Why are you always calaacaling in SL topics?Too many fake mujaahids alla maxa ereyga khalad laga fahmey oo yay ku jihaadeen goorma bayse jihaadka galeen pussies.

Too many fake mujaahids alla maxa ereyga khalad laga fahmey oo yay ku jihaadeen goorma bayse jihaadka galeen pussies.

Let them have this , gobdoon.Too many fake mujaahids alla maxa ereyga khalad laga fahmey oo yay ku jihaadeen goorma bayse jihaadka galeen pussies.



horta kaagan yar ee reer daahir maxay futadu faq faq ku tidhahdaa markaad habar yoonis maqashid?? what does lixle has to do with current parties and election?cid la raali gelinayaa ma jirto, habaryonisna lama kufsan ee ee xisbi ay ku badnaayeen uunbaa si xor iyo xalaala looga badiyey, cid dacwad ka furatayna ma jirto, markaa hortaa in doorashadii aynu wada arkaynay iin loo yeelo oo karaamada komishanka meel looga dhacaa waa xaaraan. waxa la yidhi dumaal nin ka baqay kama ilma dhalo. isaaqu waa inay marwalba runta isu sheegaan xitaa hadii badhkeen ka xanaaqayo.
hadii aan usoo noqdo mujaahidiinta, karaamadoodu kuma xidhna ciday ka dhasheen ee waa mid innagu wada waajiba inaynu dhowrno. meesha ugu haboon ee lixle loogu magac dari karaa waa airport ka cusub ee imaaraadku ka dhisi doono berbera, kaas haloogu magacdaro lihle international airport.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 11 guests