Postby Futurist » Sun Apr 01, 2018 11:42 am
Waan ka soo horjeedaa. Turkigu waa cadowga koowaad ee SL siyaasad ahaan, dhaqaalo ahaan iyo nabadgelyo-aahan ba. Waxaana u sabab ah Turkish Kurdistan oo doonaya inay ka go'aan Turkiga, oo gooni isutaageedaa Turkigudu ay ka soo horjeedaan. Markaas SL sida daraadeed ayay uga soo horjeedaan oo ay Muqdisho ugu eexaynayaan.
This move by Turkey siyaasad ayaa ka dambeysa. Waxay la tartamayaan UAE iyo FlyDubai si ay SL leverage uga helaan ay hadhoow inoo adeegsadaan siyaasad iyo dhaqaale ahaan. Waa in la mamnuuco Turkish Airlines. Turkish bastards