I like ina kahin don't get me wrong his service to his nation his snm struggle. His loyalty to kulmiye and to muse biixi. When certain cabinet members including xirsi and bixi yoonis . Wanted to undermine muse biixi. But as interior minister he should have solved this issue also the guurti is sleeping selebaan gaal cabdi waraabe. No where to be seen. I think elders religious leaders bussines community need to come to gether and politicians and stop this senseless killings once and for all.
Khalid muuse biixi iyo maxamed kaahin markii hore way isku fiicnaayeen oo saaxiibo ayay ahaayeen waxbana way soo wada mareen laakiin imika waxa la moodaa maxamed kaahin inuu mucaarid ku yahay oo la shaqaynayn.maxamed kaahin wuxu sugayay ina kursiga kulmiye lagu wareejiyo markaa waxan u malaynayaa sidaa darteed ayuu u xanaaqay oo muuse ula shaqayn waayay.imika hj badan ayaa mucaarid noqday oo kursiga muuse wareejin waayay iyo buurmadow oo xidhan ayay ka xun yihiin.heshiisku soo ma ahayn inuu muuse kursiga maxamed kaahin ama maxamud xaashi ku wareejiyo?rag badan oo waxaa ka xanaaqay ayaa colaada ceelafweyn hurinaya.waxay rabaan mar hadii muuse heshiiskii ka baxay inay dawladiisa curyaamiyaan oo ka dumiyaan.



tii habaarka ciidanku war khaldan ayuu ahaa oo anba dib baan ka ogaaday inuu war khaldan ahaa.kicin dad bay ahayd oo qorshe dawladu wadatay oo rabeen inay ciidanka sacad yoonis ku weeraraan ayaa lagaga hortegayay waanay iska daayeen markii burco iyo ceerigaabo lagaga mudaharaaday.waxyaabihi kale aan sheegayay waa run
