Postby Timiro1999 » Wed Jul 18, 2018 12:07 am
Bal beenta eega Ciise madoobe iyaaga baryey Isaaq markii disdida dabka saaran faransiiska laga xoreynayeey.
Balaayo af adag hadalkiisaba la fahmi maayo, bal yaa wax ku falaya waxan maalintii dadka ah habeenkiina habeenkiina waraabaha ah.
Qori is maris waaxid, umad ilkihii ILLAAHAY siiyey qorqora cawaan waaxid African ka qaaqawan waxba kama sokeeyan.