Oo maxuu Soo arkay ee bass ma dagaalka aduunka ee 3aad baa SL ka dhacay? Mida kale maan gaabyow passport ka Italian Somalia gubistiisa maxaa Garxajis ka galay? Saw xin bills dumar maaha reer hebel baan ximinayaa oo passport ka dalkayga baan caayayaa mid faqash na waan amaanayaa.This one is an alleged pro- Italian Somalia Garxajis from Hargaysa. This traitor most likely is a Gedabursi from Boorama.
Ninkan siciid haybe waa hy cali siciid.wuxu ka mid ahaa ragii 13.11.2017 wadanka joogay e wax soo arkay.
Liibaan samatalisna waa ciidagale.
Kaliilow kooxdaada magacii Garxajis afduubtay waxay la mid tahay gabadh walaalkeed ku dilay dhilonimo oo si a walaalkeed ugu aarsata tidhi waan ka sii darayaa.
Imika si aad ula xintataan hj iyo h.awal cadow kaste oo SL waad la safateen xumaan kaste SL waad u gaysateen oo waydinkan passport kii SL yidhi was kii jeegaanta, barina calanka SL baad intaad gubtaan odhan doontaan was kii jeegaanta. Laakiin Garxajis noociinaas was iska qaban doonaa.