Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby Khalid Ali » Sun Jul 29, 2018 11:04 pm

The old Isaaq culture especially in the hawd when a stranger comes we don't know wala haybsada. And he should never be allowed in the mosque for he might kill you in the mosque we Isaaq fled allot persecution abasadis ummayads our grandfather muuse al qaadim. Ama muuse al qaadim talks about this in his book

User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby AwRastaale » Sun Jul 29, 2018 11:58 pm

The idea that two men of the same tribe can find themselves always on the same side is false. The Islamic history is a great teacher.

Our saxaaba vs their Quresh tribe vs The Abyssinian/Habesha Negashi king.

Tell me which two sides joined forces and why?

If your brother is wrong, you can't blindly support him.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby Khalid Ali » Mon Jul 30, 2018 2:43 am

This is not about asxabul fiil or Negus negashi. This is sir al awliya sir al ahlubait. And salawaatil nabi do you know who muse al kadim is and jacafar al saadiq and maxammad al jawad and cali al rida. It's about oath trust honer brotherhood till the bitter end.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby Khalid Ali » Mon Jul 30, 2018 3:17 am

My grandfather aw xusseyn aw muxummad when he visted najaf 1701. He wrote this salawaat. Sumeeyrum sammmara Suleiman salwaatullah calakayma maxammad muxummadun abdulluhum hashimun. Carrabun caruubhn wa naxnun. Wa cathuhunn thamudun wa ehlun. Biladuhum isxxaaqun sumereyaaa

abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby abodu » Mon Jul 30, 2018 5:22 am

Habar magaado waligood habar xabuusho ma sasaban. Things change.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby Khalid Ali » Mon Jul 30, 2018 6:49 am

Qatabanahum qataba. Quleyla. Qusayshum qadriuum qadrriyaaa qadirum abdulluhum qadiirun. Wa isxaaqiyun shacabhumum zubeyru zubeyruhum awalahum ayaanlah. Allahukum allahukum waxid
Wa musuhum wa musuhum qadiimuun wa muushumun nabiyun. Nabiyunhum maxamamahum rasuulun abdullu

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby Timiro1999 » Mon Jul 30, 2018 7:09 am

Isaaqnimo xin iyo xasad ka buuxdo anigaa iska diidey, isaaqnimo markay xaalada adag tahay jeebka lagala soo baxo anigaa iska diidey.
JSL maanta aad ayaa dadku u kala qaybsan yahay maanta magaalada Hargeisa qofna isaaqnimo dan kama laha.
Maalmahii dhiiga laysu shubi jirey way dhamaaden.
Dalka iyo dibadaba dadka shucuurtodu aad ayay u hooseysaa.
I8 may gii sanadkan ku cilmi qaado, dibada gaar ahaan laba xafladod ayaa la kala samaystay.
Laysuma galaan ayaa ka dhacday Hargeisa laftigeeda xaafadaha qaar mabay ogeyn inay 18 may tahay.
Xaaladu ku jiqsii weeyan xukuumada wadanka ka talisana cid aan Jeeganta ahayni ixtiraam uma hayso

User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby balwarama » Mon Jul 30, 2018 2:15 pm

Timiro naag adag weeye. Naayaa ma lugu qabaa? Ku jiqsii ku teh!
Awowgaa lagubyeey naagtu Af-Soomaal adagaa oo Af-Soomaal badanaa!
Naa waxani rag ma ahee iskaga dhex bax. Nacalaa maytidood kuyaalkan gabadha maalin walba caayaya ee kula ficil dirira.
Alla Iiidoorku rag xumaa

User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby LiquidHYDROGEN » Fri Aug 03, 2018 4:05 am

Timiro naag adag weeye. Naayaa ma lugu qabaa? Ku jiqsii ku teh!
Awowgaa lagubyeey naagtu Af-Soomaal adagaa oo Af-Soomaal badanaa!
Naa waxani rag ma ahee iskaga dhex bax. Nacalaa maytidood kuyaalkan gabadha maalin walba caayaya ee kula ficil dirira.
Alla Iiidoorku rag xumaa
Ma adoo adoon ah oo xabashi walaashi ka iibiyey ayaad raganimo ka hadleysaa? Cagdheer caqli-gaab, orodoo iska celi xabashida shiidaalkiina boobeya, ayeydaa wasse.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby Khalid Ali » Sun Aug 19, 2018 10:38 pm

Timiro naag adag weeye. Naayaa ma lugu qabaa? Ku jiqsii ku teh!
Awowgaa lagubyeey naagtu Af-Soomaal adagaa oo Af-Soomaal badanaa!
Naa waxani rag ma ahee iskaga dhex bax. Nacalaa maytidood kuyaalkan gabadha maalin walba caayaya ee kula ficil dirira.
Alla Iiidoorku rag xumaa
Ma adoo adoon ah oo xabashi walaashi ka iibiyey ayaad raganimo ka hadleysaa? Cagdheer caqli-gaab, orodoo iska celi xabashida shiidaalkiina boobeya, ayeydaa wasse.
Waryaa iskadaa miiskiinka ileey is gone tacsi baa utaala miskiinka haku digan. Muxu iska celin wala dhuufaanay
Xiiniyo iyo sharaf ogaden uma hadhin.

User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby AwRastaale » Sun Aug 19, 2018 10:43 pm

Timiro naag adag weeye. Naayaa ma lugu qabaa? Ku jiqsii ku teh!
Awowgaa lagubyeey naagtu Af-Soomaal adagaa oo Af-Soomaal badanaa!
Naa waxani rag ma ahee iskaga dhex bax. Nacalaa maytidood kuyaalkan gabadha maalin walba caayaya ee kula ficil dirira.
Alla Iiidoorku rag xumaa
Wad ku saxsan tahay. Dhaqan Somaaliyeed maha ina hablaaha lala tirsado.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby Khalid Ali » Sun Aug 19, 2018 10:49 pm

War wa ogaden ogaden dhaqan waxba kama yaqanaan meydka wey gubi jireen ogadeenku awoowga lagub marku kuleeyhay iyaga meytka gubi jiray salaatu janasa majirto.. sayidsiigeyste aya boqor cismaan inantisa beri soo doonay markaasu gabay tiriye gabayga wuxu kabilaabay sirqada keeneadid sabiishe leh siilkay wadhwadhlaysa . Marka ogaden dhaqan maleh isku dhaqan iyo xeertoona manihin xita koofil walaashi Sayid siigeyste gabay bu ku caayey hahahaha ogadeenku siiba reer cabdulle reer dalalka wa duul walaan oo aad anshax xun laakin wabadow geeridi nebiga ma oga ilma koombe kalalax

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby kaliil » Mon Aug 20, 2018 4:26 am

Khalid isaaqnimo danbe la isku beerlaxawsan maayo oo waxaa waa laga ilbaxay.isaaqnimo way dhamaatay oo dadkii isku dan ah baa is raacaya.daaroob col ma nihin oo waa dad dagaal iyo nabadba yaqaana.hadaad rabto jeegaanta u hadal laakiin garxajis uma hadli kartid daaroodna heshiis baanu nahay.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby Khalid Ali » Tue Aug 21, 2018 12:04 am

Kalil isaaqnimo way jira darood iyo Isaaq halkey ku heshiiyeen garxajs iyo darood maheshiiyeen ogaden iyo hy ma hashish be. Majeeerteen iyo hy heshiis baa.
Horta habarawal iyo darood waligood heshiin mayaan. Xita hadu qiyaamuhu dhaco. Isaaqnimo wey jirta hadi maanta ogaden ama darood kale hy so wareeran I have to stand them my aunt's cousin are garxajis. And viceversa if habarawal is attacked I need support from garxajis . Surely with in Somaliland party politics wadani kulmiye ucid there is no mercy and isaaqnimo
But outside of Somaliland there is isaaqnimo
From 1991 to 1993 garxajis and Arab rules Somaliland
From 1997 to cigaal death garxajis backed cigaal.
From 2002 to 2010 you fully backed rayaale and gadabuuursi remember dhab libaax zullub cawil. Ismacil xaji nur and tallaabo.

When kulmiye came to power you couldn't use udub as a hy party warrancade Jamaal and rayaake destroyed udub . Then you made your own hy party wadani and xisbigi dakhtar gaboose. Ciidagale always had their own party ucid . That's party politics isaaqnimo iyo party politics kala saar walabba shay aad u kala duwan

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaaqi hore shiisheeye waligood kumay dabba tukan jirin

Postby Khalid Ali » Wed Aug 29, 2018 1:09 am

Reer sheikh isxaaq culture in the hawd in the 17 century was the most beautiful culture my grandfather aw xuseeyn used to travel allot and during the hadji he used to israaci his son's labbalabba some times him and his brother and their kids used to bereten. Competition. Via sea Yemen or via Sudan than cross the red sea. But always aw xuseeyn said one has to visit the farest mosque if you visit medina and Mecca you have to cost what cost visit the grave of sayid Hussein and ali ibn abuthalib mosque in karbala and najaf.. He wrote many salawaats qasaaayids and poems and sayings xiiniyo dhibaad lalama siisto. He has allot of tumaals midgo working for him than awoowo said xiiniyo dhibaad la isma siisto. It means simply you can't borrow balls these midgos belong to me.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 32 guests