Hadaad u haystaan in Ethiopia kala jeceshahay Somalida habeen maad jirin.
Oromo ama tigray idinma ma kala jecla meeshaa doontaan ku noolada meesha aad doontan ka yimaada.
Ethiopia waxay ka shaqaysay siday Somalia u wiiqi lahayd waanay ku guulaysatay.
Somalidii iyagii ayay cadaw iskaga dhigtay oo midna aanu midka kale arki karin.
Ethiopia madaxdii somalida ayay midba mar la shirtay waabay u kala dheerayn jireen, sidii caruur yaryar oo aabahood suuqa ka yimid oo uu nac-nac u qaybinayo.
Oromadaas somalida qaeracaysa dadka wax ka diirayaa waabu yar yahay.
Xabashi injirleey waxay lahaayen aragti fog oo ah somali kala qaybi oo u tali tiina way ku guulaysteen.
F.G anigu ma lihi Somali ka wada midowdo oo isku dal ha ahaato lknse waa in aanay ogalaab in xabashi injirleey soo kala dhex gasho, xabashi injirleey waxay ahayd in aanay u ogalaanin inay la kala shirto oo dhexdooda fadhiisato.
Maanta somalidu waxay joogtaa halkii ay Ethiopian ku la doonayen, dhulkii somalida waxa si waalan u jooga Oromo.
Magaaaada Hargeisa shaqooyinkii hoose oo dhan iyagaa haysta, imikadaas laba Oromo ah ayaa shaqo ku qaadatay 6-7 saacadod noo qabtay oo aanu siinay $170
Dhismihii iyagaa ka shaqeeya waayo nimankii somalida ahaa layskuma halayn karo intay balan sameeyan ayay kuu jiitamayan.
Ethiopia qaad ayay somalida u keentaa lacag adag ayaa loogu bedelaa.
Somalida Ethiopia la safanaysa ee somalida kale cadawga u arkayoow saadambaad garan, marka xabashi iyo Oromo halkaaga kugu timaado.




