Producing 300tonnes of Flour. LeJustifier do you consider this development?
Moderator: Moderators



Got it....markaasoo kale buuriga abu-dambas ayaan soo cantuugaa.![]()
Haddii dayaxa la waayo, xidigahaa lagu gudaa, in badan baan jeclaa inan arko wax soo saar iyo warshado, markaanse arki waayay, ayaan development ga iska camirtay, maasha allaah ilaahay ha u barakeeyo, dadkeenuna haku daydaan inta awoodaysaa, baastada iyo sibidhkana warshado waa inaan u samaysanaa.![]()


Is not Al Xarbi Udurixmiin if memory serves me right.Biiciide iyo buudhi maxa kala haysta wali gawska ma galisan right-wing reer joonis iyo biiciide ya baddan reer cigaal inan reer joonis banu idinka so doonayna my older brother in 2 weeks she has 17 uncles
Jeegaan wedding


Deero mall or Durdur business centre?Al xarbi big buildings bay leeyihin toljeclahan soo weydin dheeromall yaa leh horta


Deero mall ilma indhadeero ayaa lehDeero mall durdur reer shirdoon baleh hindiyo line




Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests