27 years of Amni,Dimqoraadiyad iyo Gobanimo.
A few unpaved roads waxba idinkama qaadi karaan
27 years? It's actually 17 years, everything in Somaliland started in 2001, schools,constitutions was written 2001, elections, 2nd reconciliation and everything else.
Developments also started in 2010, under Silamnyo's administration,
that's why SIlanyo will always be remembered as the father of Somaliland developments.
From aviation, investments, free schools, water and dams, hospitals, national budget, military ranks, government and ministerial buildings, etc all that in 7 years.
ka daa golaha ciyaarta
Timiro, ilaahay baa ina dilaya, ee Somaliland, Silaanyo hortii miyay maalgashi caalami ah, diyaarado caalami ah, oo aad London caawa intaad ka baxdo berri subaxaHargeisa ka quraacanayso, ama Dhinaca Dubai soo mar ama dhinaca Ethiopia, odoroska miisaaniyadda oo $30m intuu kasoo qaaday $400m soo gaadh siiyay, dhismayaasha dhammaan wasaaradaha dalka, socdaalka iyo jinsiga, darajo siinta ciidamda qaranka, korhdinta mushaharka ciidamada iyo shaqaalaha dawladaa, civil servant oo laban laaban, biyo iyo dams, waddooyin, iyo waliba hargeisa ilaa Burco oo rehabilitation lagu sameeyay laami cusubna la saaray.
intaas iyo in ka badanba ayaa Siilaanyo lagu xusuustaa, laakiin diidi maayo in musuq badana jiray, markaa dawlad waxna musuqaysa waxna qabanaysa ayaa dhaanta dalwad musuq kalliya ah,
Bal wakaase muxuu qabtay daahir Riyaale, aan ahayn aan iska wada dhuuqno uun.
Muuse Biixi sannad muxuu qabtay, aan ahayn inuu wixii Silaanyo qabtay, ku meeralayso, oo marna dhisme dawladii hore dhistay xadhiga ka jaro marna, wax qabadkii dawladii hore sheeg sheego.