TARIIKHDA SOMALILAND ILA MADAXWEYNE CIGAAL ALLE HOW NAXARIISTE WASARADA MALIYADA RAGII LO MAGACABAY
maxamed ibrahim cigaal wuxu wasiirka maliyada u magacabay raga halkan ku qoran
1 .cabdilahi maxamed ducale habar jeclo
2. ibraahim cabdi muse ciida gale
garxajis
3 .maxamed cabdi dhinbiil galbeedi samaroon
4 .maxamed axmed samatar habar yonis garxajis
5 .cawil x. cumar habar jeclo
6.salebaan maxamud adan habar jeclo
7 .yusuf caynab muse habar jeclo
8.axmed silaanyo hj
9 maxamed siciid gees warsangeli harti
10 xuseen dhoodi harbar yonis garxajis intas oo nin kuma jirin nin habar awel ahi
dowladii daahir riyaale 7 sanadodba waxa aha cawil cali ducaale
habar yonis garxajis
dowladii silaayo
waxa noqday wasiirka maliyada
maxamed xaashi
cabdcasiis samaale
zamzam cabdi adan
dhaman wa sacad muse habar awel
hadaba waxa la yaable madaxweyne muse biixi cabdi manta si badheedha ayu wasiirkii maliyada iyo agasimihiba uga dhigay habar awel wana markii tariikhda somaliland ugu horaysay ee madaxweyne dowlad nimo lawada leeyahay reer qudha ka wada dhigo waayo madaxweynu wuxu u haysta in waxa meesha yaal reer leeyahay dadka kalena marti u yihiin marka wuxu u ciil qabay mudo dheer sidii reer kiisa xaqooda laga dhacay ugu so celin laha waxana lagu garanaya inu sida aminsan yahay marwalba madaxweyna iyo inta ay isku dhawayeen waxay amin sanayeen in waxodii layska guranaayo oo reero kale bobayaan waxana u reerkisu markay u shaxaad tagaan ku yidhaahda wixinii la bobayay ban idiin kaydinaya oo idiin so dhiciyay dadka kalena wuxu ku yidhaahda meesha waxba uguma iman ee iska qatanaada waxba ma yaliine
hadaba kuwii qabyalada aynu iska dayno lahayow sowtan madaxweyni wixii lawada laha wasiirada reerkisa ah ugu samaystay in badan aya indheer garadka somaliland ka si digay qabyalada muse biixi iyo kooxda aad ugu ciil qabtay hantida dalka
allow no sahal amiin
by mohamed hassan douglas




By Mohamed Hassan douglas 

