Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5232
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby kaliil » Mon Nov 12, 2018 4:01 am

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby theyuusuf143 » Mon Nov 12, 2018 4:57 am

Walaahi waa iga dhabe i never clicked any video you ever posted. Sawirkuun baan eegaa dabeeto karbaashkad iiga baratay baan hore kaaga bilaaba. Gar iyo gardaraba. Gegigaaga oo dhan baan kuu arkaa ibnu furaash. Hooyada darawal daarooda baa ku xaabiyey aabaha oo qaba. Marka iska ibnu furaash baad tahay dhirbaaxaa kugu waajibtay saacad kasta oo aan laba indhood kaa qaado.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5232
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby kaliil » Mon Nov 12, 2018 5:05 am

Hahaha waa inaadeerkaa oo calaacalaya e dhegeyso kadib soo jawaab.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13123
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby theyuusuf143 » Mon Nov 12, 2018 5:47 am

Hahaha waa inaadeerkaa oo calaacalaya e dhegeyso kadib soo jawaab.
Weligeed habar jeclo calaacalaysa lama arag. Anaka nalaka calaacala yaa ibnu zina . Waxa somali warbaahin ta ku jirta oo dhan anakuun bay na hadal hayaan . Mid aan dhul Ka qaadnay, mid aanu xukun Ka tuurnay, mid aanu u diidnay, ku aanu qadinay, mid qawadsan. Qaar aanu u xoog sheeganay , in xorriyad xorriyad raadinaysa . Qaar iska xiiqsan. Waxaas oo dhanba nagu nefisa.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5232
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby kaliil » Mon Nov 12, 2018 5:56 am

Ka waran adeero maxamed kaahin shalay aakhiro ayaa loo diri gaadhayaye.dhumay oo hore loogu diiday inuu tago ayuu shalay tag is yidhi markuu maqlay inay ergadii daarood iyo odayadii labada jufo baxeen.wuxu is lahaa ka faaidayso inta odayaashu maqanyihiin oo inta hadhay iskusii dir.dhexdaa loo galay oo 4 askari ayaa laga dhaawacay maxamed kaahina baqdintii isagoo dharka iskaga xaaray ayay orod kusoo galeen Laascaanood.

abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby abodu » Mon Nov 12, 2018 8:53 am

Habar jeclo waataan hore u sheegay. Yaga iyo Christianku conceptka trinityga loo yaqaan ayey ka simanyihiin.

Christianku wuxu yira....

The Father waa ONE

The Son waa ONE

The holy spirit waa ONE........ Iskuusoo wada duubbo thtat gives you ONE. GOD!

Habar jecla kadaba qaadatayyo yana waxay tiri....

Aabo is ONE

Adeero is ONE

Abtiyo is ONE...... iskusoo wada duubbo that gives you ONE. Aabo! Macnihii oo ah, hj sariirtu wey ka dhexeysaa Aabona hadii adeero iyo abtiyo kula dhuuqaan, wixii kasoo baxa aabo uunba liska eh.

User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby Togdeer » Mon Nov 12, 2018 9:31 am

Habar jeclo waataan hore u sheegay. Yaga iyo Christianku conceptka trinityga loo yaqaan ayey ka simanyihiin.

Christianku wuxu yira....

The Father waa ONE

The Son waa ONE

The holy spirit waa ONE........ Iskuusoo wada duubbo thtat gives you ONE. GOD!

Habar jecla kadaba qaadatayyo yana waxay tiri....

Aabo is ONE

Adeero is ONE

Abtiyo is ONE...... iskusoo wada duubbo that gives you ONE. Aabo! Macnihii oo ah, hj sariirtu wey ka dhexeysaa Aabona hadii adeero iyo abtiyo kula dhuuqaan, wixii kasoo baxa aabo uunba liska eh.
Habar jeclo is more noble and more respected than your midgan sub clan.

:pacspit:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5232
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby kaliil » Mon Nov 12, 2018 9:35 am

1

abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby abodu » Mon Nov 12, 2018 9:37 am

2

User avatar
Beer-Dilaacshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 397
Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby Beer-Dilaacshe » Mon Nov 12, 2018 3:30 pm

Hahaha waa inaadeerkaa oo calaacalaya e dhegeyso kadib soo jawaab.

Kaliil Habar Jeclo ma cabato sxb, walahi, haddii sida GX loo gumaysanayo iska daayee HJ caddaalad darro dareentu, afka kama hadlaane qoriga ayay ridaan.

Dawladdii Cabdiraxmaan intuu wasiiradii ugu awooda badnaa oo dhan siiyay, ayay haddana hal mar iska wada casileen.

HJ Hargeisa ayay ka talinaysaa maanta,:

- Hawl galyiga booliska Caasimadda Hargeysa waa HJ,
- Badhasaabka ama governor of Maroodijeex waa HJ,
- Guddoomiyaha Qandaraaska qaranka waa HJ
- Maareeyaha Airportka Hargeisa waa HJ
- Guddoomiyaha haayada dibu dejinta ee qaranka HJ
- wasiirada ugu badan dawladda waa HJ
- Agaasimayaasha ugu badan dawladda waa Hj

I can't count all. Waar HJ ma cabato,

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby Timiro1999 » Mon Nov 12, 2018 4:34 pm

Ka waran adeero maxamed kaahin shalay aakhiro ayaa loo diri gaadhayaye.dhumay oo hore loogu diiday inuu tago ayuu shalay tag is yidhi markuu maqlay inay ergadii daarood iyo odayadii labada jufo baxeen.wuxu is lahaa ka faaidayso inta odayaashu maqanyihiin oo inta hadhay iskusii dir.dhexdaa loo galay oo 4 askari ayaa laga dhaawacay maxamed kaahina baqdintii isagoo dharka iskaga xaaray ayay orod kusoo galeen Laascaanood.
Kaliil ma naxdid waa sheeko dhacday :lol: waxaabu noqday waraabihii k*dmada doontay ee la soo K*day dad ayuu islahaa dab kasii dhex shir isagii ayaa la soo eryaday :lol:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5232
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Yuusuf inaderkaa dhegeyso

Postby kaliil » Tue Nov 13, 2018 5:26 am

Ka waran adeero maxamed kaahin shalay aakhiro ayaa loo diri gaadhayaye.dhumay oo hore loogu diiday inuu tago ayuu shalay tag is yidhi markuu maqlay inay ergadii daarood iyo odayadii labada jufo baxeen.wuxu is lahaa ka faaidayso inta odayaashu maqanyihiin oo inta hadhay iskusii dir.dhexdaa loo galay oo 4 askari ayaa laga dhaawacay maxamed kaahina baqdintii isagoo dharka iskaga xaaray ayay orod kusoo galeen Laascaanood.
Kaliil ma naxdid waa sheeko dhacday :lol: waxaabu noqday waraabihii k*dmada doontay ee la soo K*day dad ayuu islahaa dab kasii dhex shir isagii ayaa la soo eryaday :lol:

Timiro maalintii dhowayd waa lasoo eryaday 4 askarina waa laga dhaawacay.saaka ayaa markale weftigiisii la weeraray.munaafaqaa dadka isku dirayay gacanta dhulbahante ayuu ku baxayaa baan u malaynayaa.harti iyo habar yoonis ayuu ciil u qabaa oo ka aargooso isleeyahay laakiin isaga,muuse biixi iyo saleebaan gaal wakhtigoodi wuu dhamaaday oo dhowaan baa gacan bira lagu qabanayaa.

https://burcoonline.com/uploads/article ... 3EA3BE.jpg

https://karinnews.net/mobile/articles/3 ... -Danbeeyay

http://puntlandnews.net/2018/11/deg-deg ... la-qaaday/

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests