Moderator: Moderators

In badan baan niicdooda ka fadhin waayay labadan dhaandhaan ee Garxajis meel walba la taagan, runta ayaan u sheegayaa inaanay hargeysa iska daaya airport ka yar ee daantooda ku yaala xataa waxba ka ahayn.Dadkii waa waasheen walaahi qof meel bariiskiisa kala soo baxaya oo laga yaabo inaanu xitaa mushaharkuba ku filnayn baa inta magaciisa ama title kiisa lasoo xado lagu dul qoraya qabiilkiisa. Wasiirada iyo waxaasi waaba caadi ee bal maxaa idinku saliday ciidamada iyo civil servants ka. Adiga iyo kuwad isleedahay u faan ba isma dhaantaane dadka meel ka fadhiiso niyaw. Maalin danbe hadaad u noqoto block baan ku saaraya. Mida kale miyaanad nin weyn oo habar jeclo ahayn faan yarida may axmed faarax baad tahay. Somaliland oo dhan baynu leenahay oo aan cidi naga daba hadal .

Kaliil and Timiro, ordoo dhuusa ama calaacala.
- Hawl galyiga booliska Caasimadda Hargeysa waa HJ,
- Badhasaabka ama governor of Maroodijeex waa HJ,
- Guddoomiyaha Qandaraaska qaranka waa HJ
- Maareeyaha Airportka Hargeisa waa HJ
- Guddoomiyaha haayada dibu dejinta ee qaranka HJ
- ag: maamulka lacagta airportka Hargeysa HJ
- Xisaabiyaha guud ee Duulista HJ
- Taliyaha booliaka madaarka Hargeysa HJ
- Taliyaha Immigration ka.HJ
- Madaxa Operation ka Security ga HJ
- wasiirada ugu badan dawladda waa HJ
- Agaasimayaasha ugu badan dawladda waa HJ
HJ is candidate running mayor of Hargeisa for the first time ever this upcoming elections . Though there is HJ in golaha deegaabka Hargeysa.

Horta laba kala daaya ilmaadeera yaal, inaad marna faan iyo faataa bakh iyo libaax baanu nahay meel walba isla soo taagteen. Marna aad sida bisada meelahaa ka cabataan oo ka calaa cashaan, waa nala gumastay, iyo tolaayeey yaa Garxajis ah, sawta la ina fuukay maaha, aad tidhaahdaan.Kaliil and Timiro, ordoo dhuusa ama calaacala.
- Hawl galyiga booliska Caasimadda Hargeysa waa HJ,
- Badhasaabka ama governor of Maroodijeex waa HJ,
- Guddoomiyaha Qandaraaska qaranka waa HJ
- Maareeyaha Airportka Hargeisa waa HJ
- Guddoomiyaha haayada dibu dejinta ee qaranka HJ
- ag: maamulka lacagta airportka Hargeysa HJ
- Xisaabiyaha guud ee Duulista HJ
- Taliyaha booliaka madaarka Hargeysa HJ
- Taliyaha Immigration ka.HJ
- Madaxa Operation ka Security ga HJ
- wasiirada ugu badan dawladda waa HJ
- Agaasimayaasha ugu badan dawladda waa HJ
HJ is candidate running mayor of Hargeisa for the first time ever this upcoming elections . Though there is HJ in golaha deegaabka Hargeysa.
Waxad soo qortay reer miyigii maxamuud xaashi madaarka ka buuxiyay markuu wasiirka duulista iyo hawada ahaa.

Musse Local knows this his cabinet will be the last one, therefore he is scoring petty political points against GarxajisGarxajis was la haystyal . Lolhow can langaaab ciidgale allow the airport to be confiscated by habr jecelo?
Habr yoonis is a big nothing habr jecelo has always managed to kick their ass

Kaliil and Timiro, ordoo dhuusa ama calaacala.
- Hawl galyiga booliska Caasimadda Hargeysa waa HJ,
- Badhasaabka ama governor of Maroodijeex waa HJ,
- Guddoomiyaha Qandaraaska qaranka waa HJ
- Maareeyaha Airportka Hargeisa waa HJ
- Guddoomiyaha haayada dibu dejinta ee qaranka HJ
- ag: maamulka lacagta airportka Hargeysa HJ
- Xisaabiyaha guud ee Duulista HJ
- Taliyaha booliaka madaarka Hargeysa HJ
- Taliyaha Immigration ka.HJ
- Madaxa Operation ka Security ga HJ
- wasiirada ugu badan dawladda waa HJ
- Agaasimayaasha ugu badan dawladda waa HJ
HJ is candidate running mayor of Hargeisa for the first time ever this upcoming elections . Though there is HJ in golaha deegaabka Hargeysa.

maantabad you darnayd doorashadii golaha deegaanka ee 2012 kii Hargeysa dahab-shiil iyo Silanyo ayaa laalush iyo huuhaa xabad ku darsaday ilayn wuu soo baxay lama odhan karee LOL xabadii gabooyaha ayaad qaadatay xageed isu sii kala daysay 

Actually Silanyo was a very just man. He treated everyone equally. Ask me I’m Adan Madoobe and I’m also the same jilib as Silanyo. Silanyo did not do nothing or give nothing to his people. In 2015 some Adan Madoobe old men went to Silanyo and told him “we invested all our money and energy on your campaign, and you have not done a single thing for your people” Silanyo replied “idinka iyo ka buhoodle jooga wa ii simantihiin. Anigu Madaxwayne qaran ban ahay, Madaxwayne Adan Madoobe ma ihi”Siilaanyo wuxu ahaa aabaha qabyaalada muusena ardaygiisa ayuu ahaa laakiin muuse tiisu waa qabyaalad nacasaysan oo qaawan waana ta keentay inay dawladiisu sanadkii u horeeyay fashilanto.siilaanyo ilaa xiligii snm qabyaalada waa lagu yaqaanay oo snm raga ka dhaawacma kuwa reerkooda oo keliya ayuu dibeda u qaadi jiray si loosoo daweeyo.markii dawladiisu xilka la wareegtay shaqaalihii dawlada dhamaan shaqadii wuu ka wada eryay oo wuxu ku bedelay shaqaale cusub oo hj u badan waana ta keentay inuu beerdilaacshe ku faano shaqaale madaarka ka shaqeeya oo $100 qaata bishii.qorshahaasi wuxu ka mid ahaa qodobadii kasoo baxay shirkii garadag oo hj ayaa lagu naasnuujinayay.
Odaygu berigaa sharciga dalka ayuu jebiyay oo xaq uma lahayn inuu shaqaalaha dawlada eryo.markay xukuumad cusubi meesha timaado waxay soo dhisataa golaha wasiirada,badhasaabada iyo agaasimeyaasha.agaasimeyaasha waxa ka hooseeya lama bedelo.markaad sidaa u faanayso xiniinyo habar jeclo kuma faanayside waxad ku faanaysaa jeegaan iyo dawladii wada dhisanay oo afduubteen.qofka fayoobi gurigiisa u xoogiisa iyo dhididkiisa ku dhistay ma dumiyee wuu dhawrtaa.somaliland anagaa xoraynay oo dhisnay inaanu duminona maanu rabin laakiin hada kibirkiina ayaa nagu kelifaya inaanu dumino oo mardanbe wax isugu darsan.ma garanayo labadiina reer cidaad isku halaynaysaan iyo meeshaad geli doontaan.idinkoo awood dawladeed isticmaalaya ayaad dadkii godob ka wada gasheen oo dhamaan beelaha somaliland way idiin dhaarsanyihiin.waxad noqonaysaan sidii mareexaankii la ugaadhsaday markii afweyne la riday.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests