70 jir sidaa u ordaya weligay ma arag. He is fit for service .
Moderator: Moderators




54% baa lagu soo doortay. Shacabku way taageersan yihiin. Dad dibadaha jooga uunba diidan iyo dabaajiir ay yagu dhaqdhaqaajiyan . Kuwaas na dhirbaaxo kulul baanu la dhacayna haday Hore u Socon waayaan.Muuse Biixi waa inu dadka ka cabanaya iska maslaxa . Shacabku Askari amar qaate ah , ma'aha. Haddad isku yara macaneyn kari laayahay dadka , waa laga saaraya meesha adeer!!


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests