Postby kaliil » Sat Nov 24, 2018 2:11 pm
Dadka muuse hor yaacayaa meel walba waa dad lagasoo ururiyay gebiley,hargeysa iyo berbera(habar awal) iyo inyar oo lacag la siiyay.burco,caynaba iyo Laascaanood waxa hor yaacaya 80% waa habar awal galbeed lagasoo ururiyay.waxa lanoogu dhaartay oodweyne inay 150 gaadhi oo dad sidaa yimaadeen burco,caynaba iyo Laascaanoodna sidoo kale.Laascaanood magaalada muu soo gelin oo wuu ka baqay markaa dhinac buu ka maray oo guri magaalada ka baxsan ayaa la dejiyay oo ciidankii la socdaywada iyo bahararsame ku ilaalinayaan.
Safarkani wuxy muujiyay inaanu muuse dalka taageero ku lahayn isaguna wuu ogyahay oo sidaasuu ciidanka isugu xeeray baqdin darteed.1988 dalkoo ololaya siyaad barre sidaa muuse isagoo ciidan badan wata ayuu Lowyacado gaadhi kasoo raacay oo soo maray, saylac,borame,gebiley,hargeysa,berbera,burco, Laascaaood oo ilaa xamar gaadhigaa ku tegey isagoo leh dalku waa nabad,wax yar kadibna waatii xilka laga tuuray.waxba sheegimayso hadii 10000 ciidan ah la kaxaysto oo bulletproof vest la xidho iyo gaadhi xabadu karin.waxay tusaysaa uun inuu baqanayo oo isku kalsoonayn.daahir riyaale iyo siilaanyo askar may kaxaysan jirine dadkay dhex mari jireen.