Moderator: Moderators



Ma rajad ka qabtay inay doorasho dhacdo? lolma sidaas baa ictiraaf iyo qarnimo lagu helayaa??
waar dadka beenta ka daaya , iga walee inaanay sidani soconayn.
doorasho imisa jeer bay dhacday?? se tan baarlamaanka waa ku fashilmeen waana ceeb weyn , 15 sanadood?? aduunka lagama maqalMa rajad ka qabtay inay doorasho dhacdo? lolma sidaas baa ictiraaf iyo qarnimo lagu helayaa??
waar dadka beenta ka daaya , iga walee inaanay sidani soconayn.
way iska cadayd awalba sxb

Dorashada wakiiladu 10 ka sano ee soo socdana xata dhici mayaso, waayo sami qaybsiga ayan lagu heshin karin ilaa afti dadweyne la qaado, marka waxba wax bay dhamane inay ta degaanka qabtan bay ahyd doorankan.doorasho imisa jeer bay dhacday?? se tan baarlamaanka waa ku fashilmeen waana ceeb weyn , 15 sanadood?? aduunka lagama maqalMa rajad ka qabtay inay doorasho dhacdo? lolma sidaas baa ictiraaf iyo qarnimo lagu helayaa??
waar dadka beenta ka daaya , iga walee inaanay sidani soconayn.
way iska cadayd awalba sxb
doorasho iyo maxaa isu keenay saami qaysbi??? doorasho waa one man one vote reer kaste intu leegyay waa la yaqaan.Dorashada wakiiladu 10 ka sano ee soo socdana xata dhici mayaso, waayo sami qaybsiga ayan lagu heshin karin ilaa afti dadweyne la qaado, marka waxba wax bay dhamane inay ta degaanka qabtan bay ahyd doorankan.doorasho imisa jeer bay dhacday?? se tan baarlamaanka waa ku fashilmeen waana ceeb weyn , 15 sanadood?? aduunka lagama maqal
Ma rajad ka qabtay inay doorasho dhacdo? lol
way iska cadayd awalba sxb
Gurtida yada lafteeda xata 22 sano ayay fadhida.
Waa calamadaha ka turjumaya inay so afjarantay mamulki jeegaantu.


good idea a temporary parliament of members of three political party should be installed.I saw this coming.
Parliament should be dissolved until elections are held. New parties should be allowed to compete.
If they are saying we don’t have enough funds to do election at the moment. I don’t even mind if they used selection process like Somalia to select temporary parliament members. These members of parliament need to leave. They’ve been sitting around for too long. Enough is enough.
good idea a temporary parliament of members of three political party should be installed.I saw this coming.
Parliament should be dissolved until elections are held. New parties should be allowed to compete.
Allah munafiq ma adiga doorasho raba?Elections were supposed to happen in March it seems no leader in Somaliland can hold elections on time we need parliament elections and golahadeegaanka. Elections very sad situation we take 2 steps back. Dimquroyaadiuadu hashaqeyso.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 17 guests