Page 2 of 3
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 12:19 pm
by kaliil
[quote=X.Playa

waxaasi ma darajaa , ninkii guriga walaalkii lagaga dhawaaqay snm??? sheeko mafrish. waxad sheegaysid oo dhan cidi ma taqaan , walaa Raani walaa Raambo.
[/quote]
Hadaanad adigu aqoon dadka kale way yaqaanaan oo labada sarkaal snm bay ahaayeen. markii dagaalkii sokeeye laga heshiiyay lagasoo bilaabo Raani wuxu ki jiray ciidamdii ex-somaliland imikana wuxu ahaa abaanduulaha ciidamada gobolada bari.
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 12:43 pm
by kaliil
Soo dhoweyntii casayr cabdiqaadir dhawr sano kahor
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 12:50 pm
by X.Playa
[quote=X.Playa

waxaasi ma darajaa , ninkii guriga walaalkii lagaga dhawaaqay snm??? sheeko mafrish. waxad sheegaysid oo dhan cidi ma taqaan , walaa Raani walaa Raambo.
Hadaanad adigu aqoon dadka kale way yaqaanaan oo labada sarkaal snm bay ahaayeen. markii dagaalkii sokeeye laga heshiiyay lagasoo bilaabo Raani wuxu ki jiray ciidamdii ex-somaliland imikana wuxu ahaa abaanduulaha ciidamada gobolada bari.
[/quote]
cid taqaan ma jirto ee waxad dabada uga riixaysaa faan iyo reernimo .
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 2:39 pm

Haye
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 5:00 pm
by SuldaanOfSanaag
Ben dover caare has already librated sanaag thats why u see all the reer miyi have arms. Now the sitution is worse for kulmiye and your ben and jerry ice cream eating lot.
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 5:02 pm
by SuldaanOfSanaag
Soo dhoweyntii casayr cabdiqaadir dhawr sano kahor
Mujahid casayr welcome to wadanka adero
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 5:15 pm
by Ben Dover
Ben dover caare has already librated sanaag thats why u see all the reer miyi have arms. Now the sitution is worse for kulmiye and your ben and jerry ice cream eating lot.
I just want to know who knocked his teeth out? He was beaten up by dhabyaco and is probably too embarrassed to come back home.
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 7:23 pm
by abodu
Ilma Bucurbacayr shalom.
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 8:32 pm
by SuldaanOfSanaag
Ben dover caare has already librated sanaag thats why u see all the reer miyi have arms. Now the sitution is worse for kulmiye and your ben and jerry ice cream eating lot.
I just want to know who knocked his teeth out? He was beaten up by dhabyaco and is probably too embarrassed to come back home.
If you knew what he did to the dhuloz in one their tuulos u wouldnt say that. Any person can have their tooth chipped or missing, properly eating alot of hilib geel.
Your jeegan minister travel aboard and go to west to repair their dentals.
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 9:35 pm
by kaliil
[quote=X.Playa
This whole episode would have not taken place had the Jeegaan alliance dealt justly with the soldiers who participated in the Ceel-Afweyn conflict , imagine the government soldiers taking sides in a tribal conflict killing scores of old-SNM vets ( who were not participant in the conflict at all) and go Scot free ?? that is what angers most S.Y including Caarre. one has to be impartial and sift through the Jeegaan propaganda and S.Y reactionaries. Caarre was justified until he crossed the border to Puntland , that was not even acceptable to his clan and that what broke the back of his little insurgence .
[/quote]
Waxad u hadashay sidii jeegaanta.caare markuu ciidamadii jeegaanta ka goosta 3 bilood ayuu sii joogay sanaag isagoo wadahadal iyo ina wax la saxo diyaar u ahaa laakiin markii jeegaantu wadahadal diiday e goaansadeen ina la weeraro ayuu xuduuda ka talaabay.jeegaantu waxay is lahaayeen isaga iyo waxa la bbc socdaba cagta mariya, u qaadanwaa bay ku noqotayna markuu xuduuda ka talaabay.maalintuu xuduuda ka bilaabay iyo ilaa hada xukuumada jeegaanta iyo tujaarta waaweyne somaliland caare way baryaan oo waxay yidhaahdaan soo noqo lacag iyo wax walba oo rabto waa lagu siinayaaye laakiin wuu ka diidaa oo way ka goantahay inuu dagaalamo.warsaxaafadeedkiisii u horeeyey ayuu ku sheegay inuu wadahadal iyo ina wax la saxo diyaar u ahaa intaanu talaabin laakiin markuu talaabay baabkii wadahadalku xidhmay. Snm waatii ethiopia oo dal cadow ah u gashay markaa isaga maxaa u diidaya inuu puntland oo dad somali ah u galo?
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Wed Jan 02, 2019 10:49 pm
by xisaabiye1

Jeegaan ah kkkk, war sheekadan siyasada yar ee jeegaan iyo garxajis kadhexeysey way kawayntahay. Caare sawtu yidhi "Odayaashayadi Sanaag, gaar ahaan ceerigaabo waan laynayna " kkkk maa jeegaan bu kahadlayay dameer yahow
Adigu siyasadan yar ee SL kutaala ha kudhex dhuumanin, wasakh
yar oo cuqdadaysan baatahay noocaaguna waan naqaana
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Thu Jan 03, 2019 6:44 am
by Timiro1999
Gobol ka sanaag waxa ka taliya mujaahid Caare canaasiirtu hayska ciyaan yaa u joojinaya.
Magaalada Ceerigaabo jeegaan lagama yaqaano
Mujaahid Caare ALLOW dhawr
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Thu Jan 03, 2019 2:04 pm
by PrinceNugaalHawd
He gained more troops this week
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Thu Jan 03, 2019 5:49 pm
by kaliil
[quote=X.Playa
Jeegaan ah kkkk, war sheekadan siyasada yar ee jeegaan iyo garxajis kadhexeysey way kawayntahay. Caare sawtu yidhi "Odayaashayadi Sanaag, gaar ahaan ceerigaabo waan laynayna " kkkk maa jeegaan bu kahadlayay dameer yahow
Waan taageersanahay inuu caarre laayo odayaasha habar yoonis oo midh ka reebin,inta yare xaqa u hiilisa mooyaane. Odayaal xun oo laaluush qaateyaal ah iyo ganacsato dantooda uun ilaashanaysa ayaanu khaati ka joognaa markaa waxba hagaagi maayaan iyadoo kuwaa madaxa laga guro mooyaane.iyadoo cidna la dulmayn ayaanu xaqayaga rabnaa hadii taas la waayona waxan ku qancayaa wuxu qorigu noo gooyo.
Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home
Posted: Fri Jan 04, 2019 2:13 am
by theyuusuf143
He gained more troops this week
At their highest peak khaatumo gained thousands of troops with the support of the people inside the country and outside. Plus full support from the somali peaple particularly all daarood. what went wrong? In his final days galaydh could not even feed 100 soldiers. No one in better position to wage war against somaliland than dhuloos. I tell you what went wrong . In social media and cun or cab ceremonies you may see too much supporters qawladada ka xunbaynaya but in actual war a few will show up , less than dozen may contribute financially and the rest are nothing but keyboard or mic warriors.