Page 3 of 3

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Fri Jan 04, 2019 4:00 am
by kaliil
Khaatumo iyo ssc daarood iyo dawlad soomaaliyeed midna hub iyo dhaqaale kuma caawin.dawlada somalia daciif bay ahayd hawiye ayaa madax ka ahaana. Daaroodna ma caawin caawo waayo puntland oo dhulka dhulbahante sheegata ayaa ka baqanaysay inay markay jeegaanta iska saaraan oo xoogaystaan iyagana diidaan oo maamul u gaara ku dhawaaqaan. Doorashada puntland hadii la doorto dr.cali ciise ama sarkaalka khaliif mudan, dhulbahante way midaynayaan bil gudaheed ayay jeegaanta iskaga saarayaana.ssc iyo khaatumo qurbajooga ayaa lacagta u diri jiray qurbajoogana lacagtii baa ka dhamaatay.

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Fri Jan 04, 2019 10:56 am
by kanadiid90
more soldiers leaving the toothless xaare :lol:

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Fri Jan 04, 2019 11:34 am
by Pureblood1
Xaare :dead: either he becomes permanent refugee in Punanland or he dies the traitors death awaiting him. Can’t wait to see the fat pig get turned into bacon
:pac:

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Fri Jan 04, 2019 4:58 pm
by kaliil
more soldiers leaving the toothless xaare :lol:

Dadki waxay barteen sida jeegaanta lacagta looga urursado.mid waliba intuu reer miyi soo urursado ayuu odhanayaa waa ciidankii caare,si lacag loo siiyo :lol:

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Fri Jan 04, 2019 8:20 pm
by Beer-Dilaacshe
Shaw kan Kaliil ku waa iska hataatac, waxa islaamuhu ku sheekays taan soo dhagaysta, nin weyn oo sida caqliga caruurtu leh waa ceeb iyo nusqaan.

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Sat Jan 05, 2019 4:42 am
by Khalid Ali
Khaatumo iyo ssc daarood iyo dawlad soomaaliyeed midna hub iyo dhaqaale kuma caawin.dawlada somalia daciif bay ahayd hawiye ayaa madax ka ahaana. Daaroodna ma caawin caawo waayo puntland oo dhulka dhulbahante sheegata ayaa ka baqanaysay inay markay jeegaanta iska saaraan oo xoogaystaan iyagana diidaan oo maamul u gaara ku dhawaaqaan. Doorashada puntland hadii la doorto dr.cali ciise ama sarkaalka khaliif mudan, dhulbahante way midaynayaan bil gudaheed ayay jeegaanta iskaga saarayaana.ssc iyo khaatumo qurbajooga ayaa lacagta u diri jiray qurbajoogana lacagtii baa ka dhamaatay.

Kaliil now is betting qurjiile to save him. Waba funny.

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Sat Jan 05, 2019 4:43 am
by theyuusuf143
Khaatumo iyo ssc daarood iyo dawlad soomaaliyeed midna hub iyo dhaqaale kuma caawin.dawlada somalia daciif bay ahayd hawiye ayaa madax ka ahaana. Daaroodna ma caawin caawo waayo puntland oo dhulka dhulbahante sheegata ayaa ka baqanaysay inay markay jeegaanta iska saaraan oo xoogaystaan iyagana diidaan oo maamul u gaara ku dhawaaqaan. Doorashada puntland hadii la doorto dr.cali ciise ama sarkaalka khaliif mudan, dhulbahante way midaynayaan bil gudaheed ayay jeegaanta iskaga saarayaana.ssc iyo khaatumo qurbajooga ayaa lacagta u diri jiray qurbajoogana lacagtii baa ka dhamaatay.
Hadii dhulbahante oo somaliland kaa neceb 100 askari jaadkooda bixin kari waayeen adigu yaad isku halaynaysa markaa. Illeen waadigan sheegay inaan qurba joogu waxba bixin oo jeebku daalayee. Daaroodna ma tihid hawiyena ma timid dawlad kalena malihid aan tan ahayn . 2020 haday Somaliland dumi waydo sidad sheegtay maxaa kuu qorshaysan . Miyaad is deldeli. Ma waad xuubsiiban mise waad isqarxin Illeen xayaato kuuma hadhine.

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Sat Jan 05, 2019 5:42 am
by Timiro1999
Kaliilow jeegaantii waxay noqotay nin daad qaaday xumbo cuskay.
Waa runtaa maalinba laba nin oo meelahas hawd kooda iska joogey ayaa odhanaya Caare ayaanu ka soo goosanay :lol: hawl yaraa hadalku faqashtii ayaa Sidey SNM ta u yaraysanaysay fadalkodii geelu ka cabay.
Jeegaanta ayaba ka dhigan maanta waxay ku jiraan cirkaa dheer dhul kaa dheer.
Niyow ninkan Caare waa rageedii waa ninka jeecaantii oo dhan QAAAAAAAQ kaga siiyey geeridu waa xaqe haday maanta tiisii noqoto ninku magac ayuu ka tagayaa mujaahidka ALLOW dhawr cadawgiisana ALLOW jebi cagta hoosteeda

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Sat Jan 05, 2019 2:18 pm
by kaliil
Shaw kan Kaliil ku waa iska hataatac, waxa islaamuhu ku sheekays taan soo dhagaysta, nin weyn oo sida caqliga caruurtu leh waa ceeb iyo nusqaan.
Askariga jibriil la yidhaahdo e meesha ka hadlaya oo keliya ayaa caarre la joogay oo kasoo noqdaye inta kale waa dhalinyaro reer miyi ah oo lasoo ururiyay si ninka jibriil la yidhaahdo lacag ugu qaato dhalonyaradana loogu shaqaalaysiiyo.

Re: Fat drunk toothless Carre in trouble! Soldiers return home

Posted: Sat Jan 05, 2019 2:23 pm
by kaliil
Kaliilow jeegaantii waxay noqotay nin daad qaaday xumbo cuskay.
Waa runtaa maalinba laba nin oo meelahas hawd kooda iska joogey ayaa odhanaya Caare ayaanu ka soo goosanay :lol: hawl yaraa hadalku faqashtii ayaa Sidey SNM ta u yaraysanaysay fadalkodii geelu ka cabay.
Jeegaanta ayaba ka dhigan maanta waxay ku jiraan cirkaa dheer dhul kaa dheer.
Niyow ninkan Caare waa rageedii waa ninka jeecaantii oo dhan QAAAAAAAQ kaga siiyey geeridu waa xaqe haday maanta tiisii noqoto ninku magac ayuu ka tagayaa mujaahidka ALLOW dhawr cadawgiisana ALLOW jebi cagta hoosteeda
Timiro haa inader jeegaanti way isku dhex yaaceen oo waxay ka gaadhay inay reer miyi urursadaan oo ciidan caarre kasoo goostay ku sheegaan.waxay is leeyihiin taageerayaasha caarre ku niyad jebiya.dadka filmka la metelayana lacag badan iyo baabuur ayaa la siinayaa,dhaliinyaradana waa loo shaqaalaysiinayaa.waxaasi wax jabhada caarre iyo taageerayaashiisa wax yeelaya maaha e kalsooni bay ka helayaanba markay arkaan sida looga baqanayee reer miyiga loo urursanayo.