Sillka hooyada wase hana sheegan ,
sarkaalkii faqashka ahaa ee hooyada kufsan jiray haku abtirsan ee wakhtigaa odaygii habar jeclo ee hooyada qabay ku Abtirso garac yahow
Aan af Soomaaliga dib kuu baree (JAAMACBUUHOODLOW)...horta CAY......waa....CAY= CI' + EY= Dee haduu EY kugu ciyana waxaad u noqoneysaa diinteena wanaagsan......
Xadis nabigana ka soo aroorey ayaa sheegaya in qofka ku caaya uu is caayey. Hadalka Allena wuxu ina faraya hadii qof jaahila (jiha + la') uu indha la'aan kula soo galo ...SALAAMA ayaa la dhaha.....marka SALAAMA ayaan ku leeyahay..............
Igana gudoon heestan......
Car hadaad nin cali gari ah tahay telfoonkaaga private-ka iigu soo qor midgaan yahow , hana sheegan naclaa adiga iyo waxaad tahayba ku yaali
Waxaad isoo xasuusisay maqrib intaa aan gaadhi Laascaanood ah ka waayey Ceegag aan soo raacay seeraf Widhwidh soo qabaneysay.......markaan Widhwidh soo galay ayaan meel happy iska salaxdey maca badeecaad......show naf cas oo surwaal buluug ah oo jiinisa xidhan iyo kabo buudha ayaa show qoryihii Buuhoodle mid dilaagii kala baxdey oo la lugeysay.....dabeeto Buuhoodle wixi hal naaskeed gaadhi kareyba raadco ayey galeen.....meel kastana teleefanbaa loo diray......nin cas oo jiinis xidhan oo ay daan hore u arki jirin hadaad aragtaan qabta.......anoo nabiga iskaga salinaya oo aaney iga qasneyn ha la igu wareego.....naf badeecaada ilaa jiideysay oo aan is baraney baan ku idhi sxb bal soo xuuraan......waaka yidhi nin Khaalida qori dilaa kala baxoo kiiba lagu moodaya.....waaniga Barkadkii xataa mid wariye ah oo Gaaxnuug la odhan jiray ugu yeedhay si uu ugu sheego inaan ninka la doonto ahayn....mise nakata...wey ka dhaadhici weydey ninkan waa macalin qoladaaso reer Laascaanood ah......war ilaa xaajiyaad Dhagadheeeriyo ay wataan katimi Buuhoodle I xaqiijiyeen.....una sheegeen in ninkii isaga oo Qorilugid ku sii dhow la soo qaatey wey igu marnaayeen........saaxiib videogan odayga ilkaha la' ee tuutaha sita ee inta yar hadlaya ayaa aabahay ah.......kornel pilot Maxamed Jaamac Dhulqas baa la dhaha......diyaaradii koobaad ee aan raaco ano 3 jir ah isaga wax ka wadey Shabeelay
Markana sawirada hoose....ka ugu saareeya waa ka xidhan shaadhka African dress huruudiya...korneyl Dhulqas..
https://xaysimo.com/salaadiinta-iyo-cuq ... -hargeysa/