[quote=X.Playa
Habar fadhida legdini wax uga fudud , Markaad qaadka IYO uunsiga ka soo dharagtid baad is moodaysaan Hitler.
Adeer dawalad baa dalka ka jirtay Cid Buur IYO dhagax IYO bad leh ma jirto, dawalada baa maamulaysa, adigaa IYO reerkaaga cabaadka IYO dhuusadu ka soo hadhayna ceesaan gees kama jabin karaan. Faataa dhuglayaal fooqal faataa dhuglayaal ficilkoodu dhaafin shir saxaafadeed
Waxad tahay nacas jeegaantu ugu sheekaysay inay meesha dawladu ka jirto.meesha dawladi kama jirtee waa mafia reeraysan oo reeraha kale u dawladaynaya dhulka wixii hargeysa ka baxsana awood kuma laha.inaanu faataa dhuglayaal nahay iyo ri gees ka jebin karno waad arki dhowaan.
[/quote]
Adeer Jeegaan IYO Habar love IYO reer reer IYO sheeko qaad wale anoga igu shuban mayside dhakafaar Yar waxba ha daalin.