Moderator: Moderators

Muise maxuu ka helayaa hebel u diiday meel heblaayo? Marmarka qaarkood caqli baa loo baahayey yaanay jaariyadnimadu IYO jaahilnimadu Ku indho tirin.Caga jugleyn iyo car juuq dheh faqash ayay u socon weyday.
Muuse Shaani oo diciif ah ayaa is leh way kuu shaqayn been ayuu isu sheegey.

Warbaxinta oo faahfaahsan waan dhageystay. Meel lagu hadal haayo iyo cid ka ashkatoonaysa Mudane Mujahid Muuse Hussein "Biixi" maan arag. Talow ma video aan ahayn kii oo halkan soo dhigay JSL3000 ayaad rayigaga ka cabiraysa??Caga jugleyn iyo car juuq dheh faqash ayay u socon weyday.
Muuse Shaani oo diciif ah ayaa is leh way kuu shaqayn been ayuu isu sheegey.

Yea adeero whoop them traitors.Anyone who is somaliland-diid we will deal with them. It’s a new name made by the information minister of somaliland.


······ BarwaaqoYea adeero whoop some zoomalia azz.Anyone who is somaliland-diid we will deal with them. It’s a new name made by the information minister of somaliland.
![]()

Kaliil adigu somaliland-diid ba tahay. Nobody cares about a somaliland-diids opinion. Your an outcast. No go cry somewhere else.······ BarwaaqoYea adeero whoop some zoomalia azz.Anyone who is somaliland-diid we will deal with them. It’s a new name made by the information minister of somaliland.
![]()
![]()
U malayn maayo Inu heesta hore leeyey, heestaas horey u jirtay.Waxeena meesha ka buuxa oo laysku wada geeyey cali seenyo inaga wadanisan . Waa run oo TV giisu dawlada faro baas buu ka hayaa laakiin cali seenyo ka weyn nin xamar lagu shaanbadeeyo. Waa muftiga ay kasoo maaxdaan heesaha qaranka lagu dhaqajiyo
1. Calan yahaw ha dhicin weligaa dhisnaw
2. Kala guurkii maahee Kala gurasho weeyaan
3. Dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socda
Iyo qaar kaloo badan. Abwaanada yaryar aynu iskaga tumano laakiin kuwa waaweyn yeynaan isku taataaban. Hadii kale iga wala duufaantii qoomkii reer caad Iyo thamuud rogtay mid ka culus bay inagu kucinayaan.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests